Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Heshiisiisay Maamuladii ku hardamayey magaalada Baydhabo.

Heshiis Baydhabo.jpg2Madaxda dowladda Somalia ayaa sheegay inay heshiis dhexdhigeen maamulladii looga dhawaaqay magaalada Baydhabo, iyadoo ay heshiiskaas goobjoog ka ahaayeen madaxweynaha Somalia, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha. Continue reading

Sheikh Axmed Falastin oo Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich oo shalay galab ka jeediyey Muxaadaro Diini ah oo dhinacyo badan taabanayso.

Muxaadaro1.jpg6Waxaa shalay galab oo Axadda ahayd taariikhduna ku beegneyd 22.06.2014, ka dhacay Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich Muxaadaro Diini ah oo dhinacyo badan taabanaysa loogu hadlay, Muxaadaradaas qaybteeda Koowaad oo cinwaakeedu ahaa IQRA iyo sidoo kale qaybta labaad loogu hadlay Fadliga Ramadaanka Kariim ah.
Continue reading

Madaxweynaha Oo Ku Boorriyay Ummadda inay Ka faa’iideystaan Bisha Ramadan

Madaxweeyne Hasan1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed faray in ay isu gargaaraan kana faa’iideystaan fadliga bisha barakeysan ee Ramadan.
Continue reading

R/wasaaraha Turkiga oo la Kulmay xubno ka tirsan Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Ka qayb gashay Shirkii Stanbul.

Erdogan-KulanMudane Receipt Dayib Erdogan oo ah R/wasaaraha dalka Turkiga ayaa xalay la kulmay xubno ka tirsan wafuudda ka qeybgaleysay shirka Istanbul ee qurbajoogta Soomaalida, kaasoo ay hoggaan ku doorteen. Continue reading

Taliska AMISOM oo sheegay inay duqeyn ku dileen Xubno ka tirsan Xarakada Al-shabaab

AMISOM_SomaliaTaliska AMISOM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray maanta ku sheegay in duqeyn cirka ah ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: