Protest against khat ban takes place in Harlesden.

image (1)Protest against khat ban takes place in Harlesden. Members of the Somali community in Willesden have divided over new laws which will make the use of khat illegal in the UK. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Bandhig dhaqameed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay mag. Muqdisho.

unnamed-34Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay socdaalkii uu ku tagay Nairobi.

RaR. Cabdi weli.JPG4’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho masuuliyiin ka socday labada gole ee dowladda.
Continue reading

Madaxweynaha Kenya iyo Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo ku kulmay Xarunta Madaxtooyada Dalka Kenya.

Madaxweynaha kenya iyo Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya1Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho ku jooga dalka Kenya ayaa la kulmay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, waxayna kaga hadleen kulankooda arrimo ay ka mid yihiin xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal gaar ahaan dhinaca siyaasadda, ammaanka, ganacsiga iyo arrimaha bulshada.
Continue reading

Madaxa xafiiska siyaasadda AMISOM oo ku dhaliilay Hay’adaha Amniga Dowladda Soomaaliya Wax-qab la’aan ……

AMISOM force Commander Major General Natham Mugisha explains AMISOMS's mandate and activities on the grMadaxa xafiiska siyaasadda AMISOM, Xaaji Ciise oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hay’adaha amniga dowladda ay ku guul-darreysteen inay wax ka qabtaan ammaanka Muqdisho, wuxuuna sheegay inay jiraan kooxaha hubeysan oo dilal ka geystaan Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Continue reading

%d bloggers like this: