Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Allaha u naxariistee Wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan  oo ka mid ahaa Wariyayaasha ka howlgalla Idaacadaha Maxaliga ah ee ku yaalla Caasimadda ayaa goor dhaw ku geeriyooday qarax loogu soo xiray gaarigiisa.  (SAWIRO) Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wariye Yuusuf Keynaan oo u geeriyooday qarax loogu soo xiray gaarigiisa oo marayay isgoyska Ceel Gaab.
Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaare C/weli Sh. Axmed oo maalmahan safar shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa Xalay kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Kenya, Kulankaas ayaa waxaa soo qaban-qaabisay safaaradda Somalia ee Kenya, waxaana kasoo qayb-galay safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamaed Cali Ameeriko, xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamakunji, Yuusuf Xasan Cabdi, guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii iyo waxgarad kale.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaare C/weli oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya.
Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Waxaa maanta oo sabtida ah si rasmi ah uga furmay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga, Shirka caalamiga ah ee Qurbo-joogta Soomaaliyeed , waxaana shirkan ka qaybgalaya Soomaali fara badan oo daafaha caalamka isaga yimid.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirka Caalamiga ah ee Qurbo-joogta Soomaaliyeed oo ka furmay magaalada Istanbul ee Turkiga
Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada,Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel iyo wafdigii uu hogaaminayay oo dhawaanahan ku sugnaa xarunta dhexe ee Hay’ada Duulimaadyada Rayidka iyo Saadaasha Hawada ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (ICAO) ee magaalada Montreal ee dalka Canada,ayaa shirarkii ay la qaateen Madaxda sare ee hay’ada ICAO ku soo dhamaaday guul iyo isfaham,sidii maamulka hawada Soomaalliya dib dalka gudihiisa loogu soo celiln lahaa. (SAWIRO)
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaadiidka iyo Saadaasha Hawada oo sheegay inay guul ku dhamaatay kulamadii uu la qaatay Madaxda Hay’adda ICAO.
Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo khudbad ka jeediyay fadhiga Shirka caalamiga ah ee horumarinta ee lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo lagu casuumay Wasiirada arrima dibadeedyo, mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha Turkiga, kuwa Qaramada Midoobey, diblomaasiyiin, Wakiillo lagu qabtay dalka Turkiga ayaa beesha caalamka u bandhigay fursadaha Maalgeshi ee dalka ka jirta.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Beesha caalamka u bandhigay fursadaha maalgeshi ee ka jira dalka Soomaaliya.
Posted on June 21, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan ay ku guda geli doonaan ansixinta Hindise Shirciyeedka Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka Dalka kaasi oo maalmihii aynu kasoo gudubnay ay Xildhibaannadu ka doodayeen.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka Dalka