Socdaalkii Ibnu Batuuta iyo Muqdisho 1325-1354.

IBNU BATTUUTAIbnu Battuuta [-1] oo ahaa Dal-mareen ku caanbaxay socdaal dheer ee uu ku maray, meelo badan oo ka mid ah Caalamkii Hore ama dunidii la yaqiinay waayihii Casriga Dhexe, (Periodi Medievali), isagoo in ku dhaw sodon sano ku bixiyay socdaalkaas, kuna tagay magaalooyin taariikhi ah ee Dunidii watigaas.
Continue reading

Britain First: inside the extremist group targeting mosques.

bfirst_hnh_LRGIn east London a small group of religious hardliners is intent on dividing society and creating conflict. We look inside the Britain First patrols that are directly provoking the Muslim community. (VIDEO) Continue reading

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka loo yaqaano ACP, looguna deeqay lacag dhan 400 Milyan oo Doolar.

Ra'iisal-wasaaraha Soomaaliya ACPDawladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (ACP) oo kulankoodii 99-aad maanta lagusoo gaba gabeeyay xarunta KICC ee magaaladda Nairobi iyadoo ay kulankan goob joog ka ahaayeen inta badan xubnaha ACP iyo Midawga Yurub. Continue reading

Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya oo sheegay in ciidamadooda ka jooga dalka Soomaaliya aysan lasoo bixin doonin ilaa ay xasiloonaato Soomaaliya.

William Ruto.jpg1Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in ciidamadooda ka jooga gudaha dalka Soomaaliya aysan lasoo bixi doonin tan iyo inta ay xasiloonida Soomaaliya dib u soo laabanayso, waa sida uu hadalka udhigaye. Continue reading

Maraakiibtii Qaranka Soomaaliya oo laga cabsi qabo inay ku quusaan dekadda Cadan.

Markabka Soomaal.jpeg1Waxaa shalay Qunsulka guud ee D.F. Soomaaliya u fadhiya magaalda. Cadan Mudane Axmed Cabdi Xassan (Axmed Suudaan) uu booqasho ku tegay dekadda caden oo ay ku xiran yihiin maraakiibta Soomaaliyeed oo gaaraya 4, si ugu kuur galo xaaladooda iskuna dul taago dhibaatada ka soo cusboonaatay xaalka maraakiibta. (SAWIRO)
Continue reading

Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya ooTababar loogu xiray magaalada Muqdisho.

AU+EUSida la wada ogsoon yahay, tan iyo wixii ka dambeeyay markii Soomaaliya ay ka baxday KMG-nimadii waxaa dalka loo soo weeciyay tababarrada Ciidamada lagu siin jiray dalka Uganda, taa oo ciidamada u fududeysay in dalkooda hooyo lagu tababaro, waxaa maanta Xerada Jaziira 2 tababar xirfad cusbooneysiin ah loogu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. (SAWIRO) Continue reading

Ergayga Ururka Midowga Afrika uga Wakiilka ah arrimaha Soomaaliya Danjire Anaadiif oo Is-casilay.

Anaadiif AU Envoy SomaliaMr. Maxamed Saalax Anaadiif oo ah Ergayga Midowga Afrika uga Wakiilka ah arrimaha Soomaaliya ayaa xilka iska casilay, kaddib markii uu muran soo dhex-galay isaga iyo qaar ka mid ah dalalka ay ciidamadu kaga sugan yihiin Soomaaliya.
Continue reading

%d bloggers like this: