Advertisements

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo nagaalada Nairobi kula kulmay William Ruttu.

Ra'iisal-waasaraha Soomaaliya & M. Ku.xigeenka KenyaRa’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya soo gaaray maalintii shalay aheyd, ayaa maanta kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruttu. Continue reading

Advertisements

Midowga Yurub oo Soomaaliya ugu deeqay lacag lagu Horumarinayo Xoolaha.

Eu & Au.jpg1Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ayaa si wada jir ah xariga uga jaray mashruuc cusub oo maalayin dollar ay ku baxayso, kaasoo lagu hor-marinayo caafimaadka xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya iyo waliba in fursado gaar ah loo abuuro 250,000 oo xoolo dhaqato Soomaaliyeed ah.
Continue reading

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda Hay’adda ICAO.

W. Gaadiidka iyo Duulista.jpg1Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Siciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa safar shaqo ku tagay xarunta dhexe ee Qaramada Midoobay u qaabilsan duulimaadyada rayidka iyo saadaasha hawada oo marla magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (ICAO),oo fadhigeedu yahay magaalada Montreal ee dalka Canada.
Continue reading

Gudiga cusub ee dib u eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta hortagaya Baarlamaanka .

???????????????????????????????Guddigii dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasaare C/weli Sh. Axmed Maxamed ee dib u eegista dastuurka iyo qabo-tirkiisa ayaa maanta lagu wadaa inay hortagaan baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo laga doodayo qorshahooda.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay kulan Casho ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg3Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xaruunta madaxtooyada Soomaliya casho sharaf ugu sameeyay xildhibaannada Barlamanka, waxaana caashadaasi ka qeeyb galay Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamanka.
Continue reading

EU, AU help promote Somalia’s livestock health, export.

xoolaha SomaliaAfter years of neglect, Somali’s agriculture on Tuesday got a boost that will see thousands of farmers receive support from the European Union (EU) and African Union InterAfrican Bureau for Animal Resources (AU-IBAR). Continue reading

%d bloggers like this: