Posted on June 17, 2014 by SomaliSwiss
Wariyaha caanka ah ee Aamina Muuse Weheliye  ayaa waxaa ay si toos ah ugu biirtay Telefishinka Qaranka Soomaliyeed (SNTV). HOOS KA DAAWO SAWIRO IYO VIDEO WAREYSIGA OO DHAN Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wariyaha caanka ah ee Aamina Muuse Weheliye oo si toos ah ugu biirtay Telefishinka Qaranka Soomaliyeed (SNTV).
Posted on June 17, 2014 by SomaliSwiss
Kulan Wada-tashi ah ayaa waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga ee Soomaaliya, Mudane Khaalid Cumar Cali, Wasiirka ayaa sheegay in ujeedada kulanka uu yahay xog uruurin ku saabsan siyaasadda dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay wasaaraddu soo agaasintay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kulan Wada-tashi ah oo maanta magaalada Muqdisho ka furay Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga ee Soomaaliya.
Posted on June 17, 2014 by SomaliSwiss
War ka soo baxay Guriga Cade e Mareykanka ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka ay si xoog leh u cambaareysay weerarkii argagixiso ee lagu dilay 48 qofood degaanka Mpeketoni oo dhaca xeebta waddanka Kenya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Mareykanka oo Cambaareeyay Weerarkii ay Argagixisadu ka Geysteen Mpeketoni Kenya.
Posted on June 17, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya ahna sii hayaha wasaaradda amniga iyo Wafdigii la socday ayaa kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo saraakiisha ciidamada ee ku sugan gobolka Shabeelaha Hoose.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulamo Kula Leh Qeybaha Bulshada ee Magaalada Marka
Posted on June 17, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumada Soomaaliya mudane Duucale Aadan Maxamed iyo wafdigii la socday ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen qaar ka mid ah jaamacadaha ay wax ka bartaan ardada soomaaliyeed ee ku yaala dalka Sudan oo ay ka mid ahaayeen Jaamacatul Qur,aanul kariim iyo jaamacada Zaciim Al-azhari oo ka mid ah jamacadaha ugu badan oo ay dhigtaan ardayda Somaaliyeed ee wax ka barta dalka Sudan.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Hidaha iyo tacliinta sare oo Maanta Booqday qaar ka mid ah Jaamacadaha Dalka Sudan oo wax ka Bartaan Arday Soomaaliyeed