Madaxweyne Xasan Sheikh oo Safiirka cusub ee ee dalka Canada ka gudoomay warqadihii aqoonsiga Danjiranimo.

Madaxweyne xasan & danjiraha Canada1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraqadahii aqoonsiga ee safiirnimo ka gudoomay Safiirka Cusub oo ay Dowladda Canada u soo magacaawday Dalkeenna Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Xiriiriyaha gar-gaarka bani’aadamnimo QM ee Soomaaliya oo sheegay in dad badan oo Soomaali ah ay qarka u saaran yihiin inay Macluul u dhintaan.

Pillip LazzariniXiriiriyaha gar-gaarka bani’aadamnimo Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. Phillip Lazzarini ayaa sheegay in dad badan oo Soomaali ah ay qarka u saaran yihiin inay Macluul u dhintaan, haddii aan si dhaqso ah wax looga qaban xaalado nolol xumo oo soo wajahday Soomaalida.
Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka oo booqasho ku tegay Magaalada Khartoum ee dalka Sudan.

Wasiirka tacliinta SareWafdiga uu horkacayay Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed oo ay ka mid ahaayeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka ah iyo Khubaro ka tirsan Wasaaradaasi ayaa booqasho ku tagay magaalada Khartuum ee dalka Sudan.
Continue reading

%d bloggers like this: