Shirkii Caalamiga ahaa ee looga arrinsanayey tacadiyada dumarka Adduunka loo geysto oo la soo gabagabeeyey.

Shirka Caalamiga Haweenka.jpg2Shirkii Caalamiga ahaa ee looga arrinsanayey sidii loo joojin lahaa tacadiyada dumarka Adduunka loo geysto ayaa lagu soo soo gabagabeeyey magaalda London ee dalka Boqortooyada Britain.
Continue reading

Lacagta Shillin Soomaaliga ah oo ku caan baxay “KUNAA U WEYN, KUNAA U YAR“ oo la soo daabacayo.

Wasiirka Maaliyada  Xuseen Cabdi XalaneWasiirka maaliyadda Somalia, Xuseen Cabdi Xalane ayaa sheegay inay dhawaan soo sameynayaan lacag cusub oo shillin Soomaali ah, si wax looga qabto burburka ku socda shillinkii Soomaaliga.
Continue reading

Xildhibaan beeleedyada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ku Kulmaya Muqdisho

xildhibaanada baarlamaankaXildhibaan beeleedyada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay uga hadli doonaan ajandeyaal dhowr ah ku yeelanaya xarunta golaha Shacbka ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay hayaan Askar ka goostay Dowladda ee isa soo dhiibeen.

Al-Shabaab1Warar ay shaacisay Xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ciidammo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay isku soo dhiibeen, kuwo kalen oo badanna ay ku jiraan dhulka hoodka ah ama duur ka ah, kuwaasoo ay u direen odayaal si ay u keenaan magaalooyinka aan ka talino.
Continue reading

%d bloggers like this: