Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Qoyska Reer Ibraahim GERSUUS oo tacsi u diray Ehelladii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam.

Marxuum Kastam.Bahda Warbaahinta SomaliSwiss iyo Qoyska Reer Ibraahim GERSUUS ayaa tacsi u diray Ehelladii Suxufiga iyo Qoraa Ruug Caddaaga ahaa, Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam oo ku Geeriyooday magaalada Hargaysa oo ka mid ahaa Suxufiyiinta Somaliland.
Continue reading

Ra’isulwasaare C/weli oo dalka dib ugu soo laabtay kana qeybgalay shirkii lagu heshiisiinayey Mucaaradka Suudaanta Koonfureed iyo dowladda.

Ra'iisaaraha oo dib ugu soo laabtay DalkaRa’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka soo laabtay caasimadda dalka Ethiopia oo uu uga soo qeyb-galay shirka urur goboleedka IGAD oo looga Hadlayey xalinta iyo heshiisiinta dowladda Suudaanta Koonfureed.
Continue reading

Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh oo la kulmay Dhiggiisa Ethiopia kana wada hadleen iskaashiga labada dal…

Ra'iisulwasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia1Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Itoobiya, Mudane Hailemariam Dessalegn, waxayna labada mas’uul ay ka wada hadleen dadaallada ay dowladda Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, iskaashiga labada dal, qalabeynta ciidamada Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka ay labada xukuumadood kula jiraan Al-Shabaab.
Continue reading

Wasaarada Beeraha oo ku soo bandhigtay shir lagu qabatay Magaalada Nairobi hindise hawleedka Wasaarada ee 2014-2016

Wasiirka Beeraha.JPG1Wasaarada Beeraha xukuumada Soomaaliya ayaa waxay Kulan ay soo qaban qaabisayayaa oo lagu qabtay magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu soo bandhigay qorshaha hindise hawleedka ay ku shaqeyn doonto wasaaradani sanadaha 2014-2016. (SAWIRO) Continue reading

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaaliya oo sheegay in Xukuumadda ay ka Go’an tahay sidii ay u soo afjeri laheyd dagaaladii ka dhacay G/sh/Hoose.

WasiirkaGudaha GoodaxWasiirro ka tirsan xukuumadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa shalay gaaray Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose si xal looga gaaro dagaal beeleedyada ka dhacay deegaankaasi.
Continue reading

%d bloggers like this: