Somali women struggle to make it in politics.

fawzia yusuf“I get threats, day in, day out,” says Fawzia Yusuf Adam. “Yes, it happens, but I am not afraid about what might happen tomorrow. I am busy with today.” Fowziya is one of Somalia’s most senior female politicians. Continue reading

Malta establishes diplomatic relations with Somalia.

maltasomaliaThe Foreign Ministry has announced that Malta has established diplomatic relations with Somalia, after the documents were signed by foreign minister George Vella and Somali ambassador Ali Said Faqi, on the fringes of an EU-Arab League conference in Athens. 
Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

DSCF0460Muungaab Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen qaar kamid ah  mas’uuliyiinta maamulka gobolka, guddoomiyaasha degmooyinka iyo xubno kale. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Shir Caalami ah oo loogu hadlaayo Ciribtirka Kufsiga oo ka furmay magaalada London ee dalka Britain.

Shirka KufsigaShir Caalami ah oo loogu hadlaayo Ciribtirka Kufsiga ayaa ka furmay magaalada London ee dalka Britain., shirkan oo isagu yimaada goobjoogayaal si khasab ah ay rag hubeysan kufsi ugu geysteen Haween badan oo ku kala nool daafaha Caalamka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Wasiirka Boostada oo khudbad ka hadlaysa horumarka Isgaarsiinta ka jeediyay shirka Isgaarsiinta Caalamka oo ka dhacay Geneva

Shirka isgaarsiinta.jpg2Wasiirka Wasaaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Aadan Ibraahim oo ka qaybgalay shirweynaha Isgaarsiinta caalamka oo loo yaqaano WSIS ( World Summit on Information Society) oo ay marti galisay hay’adda Isgaarsiinta Caalamka ee ITU kana dalka Switzerland ayaa Wasiirku waxa uu halkaas ka jeediyay khudbad dheer oo uu kaga hadlayay horumarka dhanka Isgaarsiinta casriga ah ee Soomaaliya ku talaabsatay. Continue reading

Hay’adda Qoxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR oo Dowladda Talyaaniga ku eedeeysay inay dayacday qoxootiga soo magan galay Dalkeeda.

Qaxootiga Italy.jpg1Hay’adda Qoxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR ayaa dowladda Talyaaniga ku eedeysay inay dayacday boqolaal qoxooti ah, ayna ku xareysay meel gaadiidka la dhigto oo ku kala yaalla Roma iyo Milan. Iyadoo ha’yaddu ay intaas ku dartay in qoxootigan lagu xareeyay goobahaas iyagoo aan haysan, cunno, kabo iyo lacag midna.
Continue reading

Gudoomiye ku xigeenka hey’adda culimada Soomaaliyeed oo fariin nabadeed u diray beelaha ku dagaalamay Gobollada Galgaduud iyo Sh/Hoose.

sheikh Nuur BaaruudGuddoomiye ku xigeenka hey’adda culimada Soomaaliyeed, isla markaasna Afhayeenka Hey’adda Culimada Soomaaliyed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa fariin nabadeed u diray beelaha ku dagaalamay deegaanno ka mid ah gobollada Galgaduud iyo Sh/Hoose, isagoo ka digay cawaaqib xumida ka dhalata dagaallada.
Continue reading

%d bloggers like this: