Dad aad u fara badan oo degganaa Tuulooyin ka tirsan degmada Balcad oo ka barakacay fatahaada webiga awgiis.

fatahaad (6)War naga soo gaaray gobolka Shabeellada ayaa sheegaya in Tuulooyin ka tirsan degmada Balcad ay ka barakaceen dadka deegaankaas fatahaado uu sameeyay webi Shabeelle awgiis, iyadoo fatahaaddu ay saameyn xooggan ku yeelatay wax-soo-saarkii dhinaca beeraha ee tuulooyinkaas.
Continue reading

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo gaaray magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya, kana qeyb galaya kulanka 26aad ee IGAD.

cabdiweli.jpg6 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed oo xalay soo gaaray magaalada Adis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa ka qaybgalaya kulanka 26-aad ee aan caadiga ahayn ee madaxda Urur Goboleedka IGAD. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo lagu wado inay maanta gaaraan Gobolka Shabeellada Hoose.

Magaalada Marka.jpg2Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Cabdullaahi Goodax Barre iyo wasiirka gaashaandhigga ahna ku simaha wasaaradda amniga Qaranka, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan deegaannadii lagu dagaalamay ee gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: