Masjidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich oo Shalay iyo Maanta Muxadarda Ciwaankeedu yahayMaxaad Geysatay Aakhiro Sh Mahamed Kenyawi.

Sheikh Kenyaawi.jpg3Sheikh Maxamed Ibraahim Kenyawi oo beryahanba Socdaal ku kala bixinayey qaar ka mid ah wadamada Yurub ayaa soo gaaray dalka Switzerland waxaana shalay iyo maantaba uu ka bixinayey duruus Diini ah Masjidka Sheikh Zaa’id ee magaalada Zürich. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Malleeshiyo Beeleedyadii ku dagaallamayey G/SH/Hoose oo saakay ku dagaalay gudaha Magaalada Marka.

Magaalada Marka.jpg1Malleeshiyo Beeleedyadaaii ku dagaallamayey G/SH/Hoose ayaa saakay ku dagaalay gudaha Magaalada Marka, waxaana lagu soo warramayaa in mid ka mid ah malleeshiyooyinkii ku dagaalamay gobolka Shabeellada Hoose labadii tododbaad ee ugu dambeeyay ayaa saakay la wareegay gacan ku haynta degmada Marko ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose. Continue reading

Diyaarado Gargaar siday oo maanta gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Dayaarad deeqDiyaarado gargaar wada ayaa markii ugu horreeyay gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool, halkaasoo ka mid ah goobaha ay ka jirto xaaladaha bani’aadamnimo ee aadka u daran.
Continue reading

Wasiirka Haweenka & Xuquuqda Aadanaha & wafdi ay hogaamineysay oo soo gaaray magaalada London.

2Wasiirka Haweenka & Xuquuqda Aadanaha Marwo Khadiija Maxamed Diiriye & wafdi heer sare ah oo ay hogaamineysay ayaa waxaa ay soo gaareen magaalada London ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

%d bloggers like this: