Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa habeenkii xalay waxaa lagu qabtay magaalada London ee wadanka Ingiriiska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabad lagu taageerayay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo lagu qabtay London.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
SEATTLE – Police say over 30 shots were fired and one man was killed just after 3 a.m. in the International District Saturday morning. “For the third time in a week, Seattle has suffered a devastating loss of life as result of guns,” Seattle Mayor Ed Murray said in a statement.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Police seek suspects in South Seattle homicide.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Munaasibad tababar socday muddo saddex bilood ah loogu soo gabo gabeynayay qaar ka mid ah shaqaalaha Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO DAWIRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shaqaale ka tirsan Akademiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo tababar loo soo gabo gabeeyay.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta Cisbitaalka Keysaney ku booqatay Qoys dhawaan ku sumoobay waxyaabo ay cabeen, iyadoo ehelada Qoyskaasi ku wareejisay deeq lacageed oo ay ugu talo gashay in wax looga qabto xaaladda ay ku suganyihiin qoyskaasi oo shan ka mid ay Cisbitaalka ku jiraan, halka ay geeriyoodeen shan kale. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo deeq lacageed gaarsiisay qoys ku sumoobay waxyaabo ay cabeen.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan koodi caadiga ahaa ku yeeshey xaruunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka oo qodobada qaar wax laga badalayay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamaanka oo ka dooday wax kabadal lagu sameeyo Xeer Hoosaadka.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta kulan qado ah u sameysay qaar ka mid ah eheladii uu ka tagay Geesigii qarniga kow iyo labaatanaad Marxuum Gaashaanle Dhexe Daahir Gurxan Maxamuud, kaasi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casuumaad ah u fidisay ehelada Qoyskii uu ka tegay Marxuum Daahir Gurxan.
Posted on June 8, 2014 by SomaliSwiss
Doorashada qofkii noqonlahaa gudoomiyaha Haweenka Baaralamanka Federaalka Soomaaliya oo ay hada u codeynayaan xildhibaanada Haweenka Baarlamanka, xilkaasoo ay u tartamaayaan 3 xildhibaan oo kala ah Xil. Caasho Koos iyo Xil. Biibi Khaliif halka gudoomiye ku xigeen ay u tartamayaan 3 Xildhibaan oo kale. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Doorashada Xilka gudoomiyaha Haweenka Baaralamanka Soomaaliya oo ay hada u codeynayaan xildhibaanada.