Wafdii uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Masar.

Madaxweynaha oo u dhoofayMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Masar, si ay uga qeyb galaan xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Masar.
Continue reading

Gacan ku dhiigle ka tirsnaa Xarakada Al-shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya.

???????????????????????????????Hoggaamiye ka tirsan xoogagga Al-shabaab Sheekh Maxamed Siciid Atam oo ee ka dagaalama Buuraha Galgal ee Puntland ayaa isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, isagoo manta shir jaraa’id kaga warbixiyay sababta keentay inuu dowladda isku soo dhiibo, wuxuuna Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku qabtay Shir Jaraa’ida wuxuuna yiri sidatan: Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Wafdigii uu hoggaaminayey oo Dalka ku soo laabtay.

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg4Gudoomiyaha Baarlmanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari iyo wafdi uu hogaaminayay oo booqasho Sadex maalmood qaadatay ku tegay dalka Uganda ayaa gelinkii dambe ee maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadihii Aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Safiirka dalka Slovakia ee Soomaaliya.

SlovekiyaMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadihii safiirnimo ka guddoomay safiirka dowladda Slovakia u soo magacawday Soomaaliya, waxaana Madaxweynaha iyo safiirka oo ku kulmay xarunta Madaxtooyada ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sida lagu xoojin karo.
Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo XIldhibaanno lasocday oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii Hore Ee Dalka Sheikh Shariif Sh. Axmed.

BooqashoGudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyaan XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo socdaal shaqo ku jooga dalka Uganda ayaa gelinkii dambe ee maanta booqasho sharafeed ku booqday hooyga uu ka degenyahay magaalada Kampala Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Continue reading

Dad u dhashay Kenya oo afduub ahaan labo sano loogu haysta Soomaaliya oo dib u helay xorriyadooda.

Dad Kenyaan ahWar naga soo gaaray degmada Gaalkacayo ayaa sheegaya in saddex qof oo kamid ahaa shaqaalaha gargaarka ee Soomaaliya ka howgala, una dhashay dalka Kenya ayaa dib u helay xorriyadooda, kuwaas oo labo sano ka hor laga afduubtay meel u dhow degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Continue reading

%d bloggers like this: