Xuska 37 guurada ka soo wareegtay Aas-aaska ciidanka Jabuuti oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

sanad-guuradii-37-asaska-cidanka-jabuti-12Munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 37aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidamada dowladda Jabuuti oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin gobolka Hiiraan, qeybaha bulshada iyo saraakiisa ciidamada AMISOM ee gobolkaasi ka howlgala ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Hiiraan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Waaxda gargaarka ee AMSIOM oo Ceelal biyoodyo ka hirgelisay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir

Ceel biyoodWaxaa shalay Waaxda gargaarka AMISOM ay soo bandhigtay Ceelal biyoodyo ay ka hirgeysay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, Ceelashaas oo la sheegay inay 260,000 oo qof ay ka faa’iideysan doonaan.
Continue reading

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo ka Qayb-galay furitaanka kalfadhiga Afaraad ee Baarlamanka Uganda.

Jawaari UgandaGuddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay ka qayb-galay xafladda furitaanka kalfadhiga afaraad ee baarlamaanka dalkan Uganda oo ka dhacday magaalada Kampala. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading

%d bloggers like this: