Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo magaalada Beijing kula kulmay dhiggiisa Shiinaha.

Wasiirada_ Arrimaha dibadda Somalia iyo ShiinahaWasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xarunta Shiinaha ee Beijing kula kulmay dhiggiisa Shiinaha, Wang Yi, iyagoo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo fulinta mashaariic ay China horay u ballanqaadday.
Continue reading

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanno ka tirsan G/Bakool

Ciidamada Amisom.jpg4Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM ayaa la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka kooxda AL-shabaab.
Continue reading

Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka oo wada kontoroolka Sharciyada Gaadiidka

Taliyaha TrafikoTaliyaha ciidanka Nabadgelyadda Wadooyinka ee Soomaaliya Gen. Cali Barre Xirsi Cali Gaab ayaa ka warbixiyay howlgal ay ku hubinayaan rukhsadda Baabur wadidda ee wadayaasha gaadiidka.

Continue reading

%d bloggers like this: