Advertisements

Somalia mental health: one story of hope (VIDEO).

MENTALLast year, we filmed with Abdullahi, a mentally ill Somali man who had been in chains or 17 years. But one mental health nurse has changed his life forever. His family kept him locked up saying he was a danger to himself and to others. (VIDEO) Continue reading

Advertisements

DAAWO SOO DHAWEYNTII WAFDIGII KASOCDAY SWITZERLAND EE TAGAY MAGAALADA MUQDISHO.

IMG_09691

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Continue reading

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta sheegay inay caqabado badan ka haystaan magaalooyinkii ay kala wareegeen Al-shabaab.

Anaadiif AU Envoy Somalia.jpg1Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia, danjire Maxamed Saalax Aaandiif ayaa maanta sheegay inay caqabado badan ka haystaan magaalooyinkii ay kala wareegeen Al-shabaab, sidoo kalena uu caqabad ku yahay howlgalkooda khilaafyada siyaasadeed ee madaxda dowladda.
Continue reading

Ra’isul Wasaare C/weli oo Sheegay in Arimaha Amniga ay kala tashan doonaan qaybaha kala duwan ee Shacabka.

Ra'iisal-waasaraha CusubRa’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ay kala tashan doonaan sidii lagu sugi lahaa Ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho.
Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaaciyey in Xukuumadda ay qaadayso tallaabooyin ay ku xadidayso qaadashada Baasaboorka dublamaasiga

Baasaboorka D. SomaliaWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo shaaciyey in Xukuumadda ay qaadayso tallaabooyin ay ku xadidayso qaadashada Baasaboorka dublamaasiga, isla markaana dib looga soo celin doono dadka ay sheegtay inay si qaldan ku qaateen.
Continue reading

%d bloggers like this: