Hees cusub oo laga sameeyay dhibaatada Qaadka 2014.

HEESTII QAADKA

HOOS KA DAAWO HEESTA OO VIDEO AH

Continue reading

“War-saxaafadeed” Wasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyay xafladda Sanadguurada 1-aad ee UNSOM.

DSC025681Muqdisho 03 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta ku marti-geliyay xafladda sanadguurada 1-aad ee UNSOM, una mahadceliyeyMr. Nicholas Kay, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Somalia oo si hagar-la’aan ah u taageera Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed, si dalka loo gaarsiiyo amni iyo kala danbeyn buuxda. Ka soo qeybgalayaasha waxaa ka mid ahaa Mudane Xasan Sheekh Maxamud, Madaxweynaha Somalia, Mudane Ridwan Hirsi Maxamed, Ku Xigeenka Ra’iisul Wasaaraha iyo Mr Nicholas Kay, Ergeyga Gaarka ah ee XG ee QM u qaabilsan Somalia ahna Madaxa UNSOM. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Danjiraha QM. u qaabilsan Soomaaliya oo Wasaarada Warfaafinta ku amaanay doorka wacyigelinta bulshada.

DSC026702Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ku amaanay doorka ay qaadatay isku xirka bulshada, isagoo xusay in ay gacan ka geysan doonaan sidii ay Mas’uuliyiinta Wasaaradda ay u xoojin lahaayeen arrintaasi kaddib kulan uu la qaatay Mas’uuliyinta Wasaaradda. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Qaramada Midoobay oo sheegtay in howlgalkooda uu yahay mid ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

somalia-UNXafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa maanta loogu dabaal-degaya Munaasabad lagu xusayay sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay markii howshiisa si rasmi ah uga billaabay magaalada Muqdisho, ayuu danjire Nicholas Kay xusay inay ka go’an tahay in xafiisyada Qaramada Midoobay lagu baahiyo Soomaaliya oo dhan.
Continue reading

%d bloggers like this: