Advertisements

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo Ceel-Buur lagu dilay & kuwa kale oo lagu qabtay nolosha.

ceelbuurCiidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaha kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen deeganno hoostaga degmada Ceel Buur ku dilay dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, iyagoo gacanta ku dhigay tiro kale oo kooxdaasi ka tirsan. Continue reading

Advertisements

TABABARKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED 2014.

SOMALI POLICECiidamada Booliska Soomaaliyeed oo loo tababarayo sidii ay uga hortagi lahaayeen rabshadaha ay sameeyaan dadka Shacabka ah ee Mudaaharaadyada sameynaya. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

DAAWO Wasiirkii hore ee Gaashandhigga Soomaaliya C/Xakiin Fiqi:- “Ciidamada Dowladda waxay u qeybsan yihiin Beel Beel.

FiqiWasiirkii hore ee Gaashandhigga Soomaaliya C/Xakiin Fiqi oo kahadlaya dhibaatada ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa yiri:- “Ciidamada Dowladda waxay u qeybsan yihiin Beel Beel. xitaa cunta toos ah lama siiyo oo waxaa ay cuntada lacunaan kuwa AMISOM. HOOS KA DAAWO VIDEO

Continue reading

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta u ambabaxay Dalka Turkiga…

Muungaab.jpg1Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen “Muungaab” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Continue reading

Ciidamada sida gaarka ah loo tababaray ee dowlada iyo kuwa AMISOM oo maanta howlgal Balaaran ka wada Xaafado Ka Tirsan magaalada Muqdisho.

Ciidamada DowladdaHowlgal ballaaran oo ay ka qeybqaadanayaan ciidamada dowlada ee sida gaarka ah u tababaran iyo kuwa AMISOM ayaa saaka ka socda xaafado ku teedsan wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Continue reading

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo maanta kala wareegay Shabaab Deegaanka La Heloow ee G/Bakool.

Ciidanka Nabad sugiddaWar naga soo gaaray gobolka Bokool ayaa sheegaya in Isgaarsiinta deegaanka La heloow uu hawada ka maqan yahay, ayadoo ay jiraan howlgallo ballaaran oo ciidamada qalabka xoogga dalka Soomaaliya ay ka wadaan deegaankaasi oo shalay ay kala wareegeen maleeshiyaadka Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: