UK asylum seeker claims harrowing deportation.

ALondon, United Kingdom – A Somali man forcibly returned to Mogadishu from the UK under a controversial new scheme to send home failed asylum seekers has described how he was punched and kicked by the British guards who accompanied him, and left him bleeding in a cell after having a tooth knocked out. Continue reading

Dhagarqabeyaal katirsanaa Al-shabaab oo lagu soo qabtay iyagoo sameynaya waxyaabaha qarxa degmada Yaaqshiid.

DHAGARQABE SHABAABDhagarqabeyaal sadex ah oo katirsanaa kooxda Al-Shabaab oo lagu soo qabtay iyagoo sameynaya waxyaabaha qarxa gudaha xaafada Tokyo ee degmada Yaaqshiid. Howlgal ay sameeyeen ciidamada kahowl-gala degmada Yaaqshiid ayaa lagu qabtay dhagarqabayaashaasi, iyagoona markaasi kawarbixiyay waxyaabixii lagu soo qabtay ee ay sameynayeen. HOOS KA DAAWO SAWIRADA IYO VIDEO

Continue reading

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka jaray Suuqii Ceel Garweyne ee degmada Howl-wadaag. (VIDEO)

DSCF9620Munaasabadani xariga looga jarayay suuqa Ceel-gerweyne ee degmada howl-wadaag ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha gobolka Banaadir, ku xigeenadiisa, mas’uuliyiinta maamulka Degmada, iyo qeybaha kale duwan ee bulshada ku dhaqan degmadaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE & VIDEO Continue reading

Madaxweyne Xasan Shekh oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee Visha Governo ee maamulka G/Banaadir.

12Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xaruntii Hore ee maamulka Gobolka Banaadir Ee Visha Governo Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE & VIDEO Continue reading

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, oo Xalay casho-sharaf u sameeyay qaar kamid ah Safiirrada Caalamka u fadhiya Soomaaliya.

Safiirada SafaaradahaWasiirka arrimaha dibadda Somalia, C/raxmaan Ducaale Bayle Beileh ayaa xalay casho-sharaf ugu sameeyay Hoteelka Jazeera ee Muqdisho qaar ka mid ah safiirrada Somalia u fadhiya calaamka, isagoo ku boorriyay inay xoojiyaan howlaha Qaranka ay u hayaan oo ah fulinta siyaasadda dibadda, dib u dhiska, maal-gashiga iyo ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka.
Continue reading

Wafdi kasocday Jaaliyada Soomaalida & Duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

IMG_0968Waxaa howl shaqo ku tagay caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho wafdi kasocday jaaliyada Soomaalida Switzerland iyo safiirka Swiss-ka ee Somalia Domenik Langenbach & Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Swiss-ka isla Markaana ah duqa magaalada Baden Mr. Geri Mulle, kuwaas oo iyagu kulamo laqaatay madaxda kala gedisan ee dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

%d bloggers like this: