Xuska Maalintii Qaranka & Calan Saarka Soomaaliya

Somalia's History

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyey hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka

???????????????????????????????Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya aye maanta yeesheen ayaa waxaa shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaana goobjoog ka ahaa,kooramkana waxa uu ku furmay 161 Xildhibaan ayadoo ajandaha Fadhiga Baarlamaankana uu maanta ahaa u codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka. Continue reading

Dowladda Imaaraadka oo dalkeeda ka bilowday ururinta lacag lagu tabarucayo shan Million qof oo dunida daafaheed ku kula nool………

Bisha Cas ImaaraadkaWar ay baahiyeen Warbaahinta dalka Imaaraadka ayaa sheegaya in Xukuumadda Imaaraadka ay bilowday ururinta lacag lagu tabarucayo shan Million oo ruux oo dunida daafaheed ku kula nool,si looga kaalmeeyo cabidda biyo nadiif ah inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan.
Continue reading

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Barnaamijka Nabad ku Afura.

Muungaab.jpg2Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo ka hadlay markii ugu horreysay baraamijka nabad ku afur ayaa sheegay inuu yahay mid la doonayo in bulshada iyo maamulku ay ku kala warqaataan.
Continue reading

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo sheegay in Dowladda Kenya ay ka caawinayaan la dagaalanka Argagaxisada.

South Korea UN ChiefXoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay ka caawiyaan Kenya iyo dalalka kale ee Afrika dagaalka lagula jiro argagaxisada oo weerarro taxane ah oo khasaare badan geystay ku qaaday Kenya.
Continue reading

Danjire Nicholas Kay oo ugu baaqay hoggaamiyaasha Soomaalida inay ka faa’ideystaan hannaanka federaalka.

Nicholas KayErgayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha Soomaalida inay ka faa’ideystaan hannaanka federaalka ee la doonayo in laga hirgeliyo Soomaliya.
Continue reading

SUUGAANTA RAMADAANKA SOMALISWISS. (Keydkii Qaranka ee Radio Muqdisho).

Waxaan ugu bishaarey naynaa dhammaan soo booqdayaasha SomaliSwiss in ay boggaan ka heli karaan, Suugaanta kala duwan ee Ramadaanka oo isugu jirta Nabi Amaan, Heeso Ramadaan soo dhaweyn ah iyo kuwa sagootin ah iyo kuwa kale oo nuuc kasta leh. HOOS KA DHEGAYSO SUUGAANTA RAMADAANKA. Continue reading

Bilashada Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanno ka tirsan Gobolka Sool.

Ramadaan KariimWaxaa bilashada bisha barakaysnayd ee Ramadaan la arkay marqiribnimadii caawa deegaanno ka tirsan gobolka Sool, iyadoo maalinta berri ah ay noqonayso maalintii koowaad ee bishan Ramadaan. Continue reading

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ka qeyb galay shir caalami ah oo looga hadlayo waxbarashada.

shirka waxbarashadaWasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ciise Maxamed Axmed (Guraase) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kaga qeyb galay magaalada Brussels ee wadanka Belgium Shirka barnaamijkiisa ay ku bahoobeen dawladaha kaalmada bixiya, hay’addo caalami ah, Ururo gaar loo leeyahay iyo dawladaha la taakuleeyo (Global Partnership for Education).
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in dowladda ay diyaarisay qoorshe Nabad looga Afuraayo.

Madaxweynaha iyo Bulshada_rayidka.jpg1Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay dowladda Soomaaliya ay bisha Ramadaan diyaarisay qorshe loogu magac daray “Nabad Ku Afurâ€, kaasoo loogu talagalay in looga hortago falalka argagaxinta ah ee ay maleeshiyaadka Al-Shabaab geysan karaan bisha Ramadaan gaar ahaan xiliyada afurka iyo cibaadada.
Continue reading

Dowladda Mareykanka iyo AMISOM oo digniin ku soo saare in weeraro ay ka dhaca magaalada Muqdisho inta lagu jiro bisha Ramadaan.

Muqdisho1.jpg1Warbixin qoraal ah oo ay soo kala saareen Mareykanka iyo AMISOM ayaa waxaa looga digay Dowladda Soomaaliya in weerarro argagaxiso ah ay magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixday Heshiiska Ciidamada Heeganka ee Wadamada Bariga Africa.

R. Saxiix HeshiisMadaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagu soo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed.
Continue reading

Shirka Madaxda Midowga Afrika oo si aad ah lagu soo dhaweeyay Horumarka ay Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca Ammaanka –

African UnionSummit.jpg1Shir madaxeedka 23-aad ee madaxda Midowga Afrika oo shalay ka furmay magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay horumarka ay sameysay dowladda Soomaaliya. Continue reading

War-Saxaafadeed:- Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Ban Ki-moon oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea.

???????Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu uga mahadceliyay kaalinta muuqata ee Qaramada Midoobay ay ka ciyaarayso dawlad dhisidda Soomaaliya, nabadda iyo xasiloonida. (SAWIRO) Continue reading

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo maanta Xafiiska ku qaabilay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Gelle iyo G. B. JawaariMadaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.oo maanta Xafiiska ku qaabilay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdigii uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogeen dalka Jabuuti. Continue reading

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Switzerland oo ka wada hadlay sidii Soomaalida loo fahamsiin lahaa nidaamka Federaalka.

???????????????????????????????Ku simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Burci Maxamed Xamza ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Switzerland u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ambassador Domanic Landegenbacher , oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay qeyb ka aheyd xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo caawa khudbad ka jeediyey xafladda xuska 26-ka Juun.

10369231_10203863451405376_1945044460733980204_nMuqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed laga taago calanakeenna Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Maanta oo kale: 26-ka June & 1-da July (Daawo Taariikhda Dheer ee xornimadii Soomaaliya)

26-ka june-1-da july

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Taliska Ciidamada Xoogga oo Beeniyay in Xilka laga Qaaday Taliyaha iyo War-saaafadeed.

IMG_3530War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa lagu beeniyay warar ay warbaahinta Soomaalida qaarkeed qoreen ayna shacabka Muqdisho isla dhex-marayeen maanta kaasoo ku saabsanaa in xilalka laga qaaday taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo abaanduulaha. Continue reading

Bannaanbax looga soo Horjeedo Heshiiskii Muqdisho ee labadii maamul oo ka dhacay magaalada Baydhabo.

???????????????????????????????Waxaa maanta magaalada Baydhabo ka dhacay Bannaanbax weyn oo looga soo horjeedo heshiiskii lagu saxiixay Muqdisho ee xukuumaddu ay sheegtay inay ku heshiisiisay labadii maamul ee Baydhabo lagu dhisay ee saddexda iyo lixda Gobol.
Continue reading

Madaxweyne Xassan Sheekh oo sheegay in dadka wada dagaal Beeleedyada ay fursad siinayaan Xarakada Al-Shabaab.

Madaxweyne Hassan Sh MohamudMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo kahadlay dagaal beeleedyada kasocda qaar kamid ah gobollada dalka gaar ahaan deegaano katirsan gobollada Sh/Hoose ,Galguduud, Jubada Hoose iyo Sh/Dhexe ayaa sheegay inay ka faa’iideysanayaan kooxaha Argagaxisada gaar ahaan maleeshiyada Al-Shabaab isagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.
Continue reading

Dalka Britain oo xalay si rasmi uga dhaqan-galay Sharciga joojinta Jaadka iyo Ra’iiul Wasaaraha Britain oo ka hadlay arrintaas.

David CameronWaxaa xalay saqdii dhexe si rasmi ah uga dhaqan-galay Dalka Britain oo dhan mamnuucidda jaadka, iyadoo ay tahay markii ugu horreysay oo dalkaas laga joojiyo ganacsiga iyo cunista jaadka. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Heshiisiisay Maamuladii ku hardamayey magaalada Baydhabo.

Heshiis Baydhabo.jpg2Madaxda dowladda Somalia ayaa sheegay inay heshiis dhexdhigeen maamulladii looga dhawaaqay magaalada Baydhabo, iyadoo ay heshiiskaas goobjoog ka ahaayeen madaxweynaha Somalia, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha. Continue reading

Sheikh Axmed Falastin oo Masjidka Turkiga ee magaalada Zürich oo shalay galab ka jeediyey Muxaadaro Diini ah oo dhinacyo badan taabanayso.

Muxaadaro1.jpg6Waxaa shalay galab oo Axadda ahayd taariikhduna ku beegneyd 22.06.2014, ka dhacay Masjidka Turkiga ee Magaalada Zürich Muxaadaro Diini ah oo dhinacyo badan taabanaysa loogu hadlay, Muxaadaradaas qaybteeda Koowaad oo cinwaakeedu ahaa IQRA iyo sidoo kale qaybta labaad loogu hadlay Fadliga Ramadaanka Kariim ah.
Continue reading

Madaxweynaha Oo Ku Boorriyay Ummadda inay Ka faa’iideystaan Bisha Ramadan

Madaxweeyne Hasan1Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed faray in ay isu gargaaraan kana faa’iideystaan fadliga bisha barakeysan ee Ramadan.
Continue reading

R/wasaaraha Turkiga oo la Kulmay xubno ka tirsan Qurba Joogta Soomaaliyeed ee Ka qayb gashay Shirkii Stanbul.

Erdogan-KulanMudane Receipt Dayib Erdogan oo ah R/wasaaraha dalka Turkiga ayaa xalay la kulmay xubno ka tirsan wafuudda ka qeybgaleysay shirka Istanbul ee qurbajoogta Soomaalida, kaasoo ay hoggaan ku doorteen. Continue reading

Taliska AMISOM oo sheegay inay duqeyn ku dileen Xubno ka tirsan Xarakada Al-shabaab

AMISOM_SomaliaTaliska AMISOM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray maanta ku sheegay in duqeyn cirka ah ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya.
Continue reading

Protest against khat ban takes place in Harlesden.

image (1)Protest against khat ban takes place in Harlesden. Members of the Somali community in Willesden have divided over new laws which will make the use of khat illegal in the UK. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Bandhig dhaqameed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay mag. Muqdisho.

unnamed-34Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay socdaalkii uu ku tagay Nairobi.

RaR. Cabdi weli.JPG4’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho masuuliyiin ka socday labada gole ee dowladda.
Continue reading

%d bloggers like this: