War-Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha.

unnamed-85Mogadishu, 29, May, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo Seddex Todobaad ah oo ay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ku qabtay Xarunta Dugsiga Gen.Kaahiy ee Muqdisho. HOOS KA AKHRI WAR SAXAAFADEEDKA Continue reading

Gen. Indhaqarshe ”Ciidamadu awoodbey u leeyihiin inay agragaxisada ciribtiraan qaraxii shalayna wax qasaare ah nagama soo gaarin”

indho-qarshoTaliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Gen.Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda gaashandhiga ayaa kahadlay xaaladda amniga wadanka gaar ahaan howlgallada lagu baacsanayo Argagaxisada Al-Shabaab ee lagu doonayo in dalka inta ka dhiman looga saaro. Continue reading

Golaha Wasiirada oo ansixiyey guddi madax-banaan oo dib-u-eega dastuurka Dalka.

Golaha Wasiiradda.jpg 4Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa guddi madax-bannaan u saaray dib-u- eegista dastuurka iyo arrimaha la xariira amniga.
Continue reading

Ra’iisul Wasaare C/Weli Sheekh Axmed oo si KMG ah u Magacaabay Wasiirka Amniga Qaranka.

Ra'iisalwasaaraha Sportiga.jpg1Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si KMG ah xilka wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya ugu magacaabay wasiirka gaashaandhigga, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud. Continue reading

Haween badan oo ka mid noqday Sanooyinkan danbe Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Soomaaliya.

Gabdho Askar ahSaraakiisha ciidamada milateriga Somalia ayaa sheegay in tan iyo markii Al-shabaab laga saaray Muqdisho sannadkii 2011-kii ay kor u kaceen haweenku ka mid noqonaya ciidamada dowladda Soomaaliya.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: