Horumarka waxsoosaarka Beeraha degmada Jannaale.

1Wax soosaarka dalka ayaa kor usii kordhaya, kadib Horumar aad u ballaaran oo laga dareemayo guud ahaan dhul beereedka wadanka Soomaaliya. Magaalada Jannaale oo kamid ah magaalooyinka ay sida aadka ah ugu badan yihiin dhul beereedka ayaa iminka waxaa dadyowga ku dhaqan ay horumarinayaan dhul beereedkooda. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

%d bloggers like this: