UN and international partners call for resolution of Somali political crisis.

UN-somalitraffic27 May 2014 – The United Nations, the European Union and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) today issued a joint appeal for a resolution of the political crisis in Somalia, adding that they stand ready to hold to account anyone who poses an obstacle to progress in the Horn of Africa nation.

Continue reading

Dagaal culus oo ay ku dhinteen illaa 30 ruux oo ka dhacay deegaanka Caato ee gobolka Bakool.

al-shabaabDagaal culus oo ka dhacay degaanka Caato ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 30 ruux. Al-Shabaab ayaa la sheegayaa inay weerar ku soo qaadday ciidammada Itoobiya ee ku sugan magaalada Caato ee gobolka Bakool. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo sheegatay qaraxii Djibouti.

SOMALIA MILITIAKooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay in ay ka dambeysay weerarka lagu qaadya maqaayad ku taallay Djibouti habeenkii Sabtida, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan sadex qof. Continue reading

Sargaal u shaqeynayey shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo lagu toogtay magaalada Muqdisho.

Turkish.jpg2Mid kamid ah saraakiisha shirkadda Diyaaradaha ee Turkish Airlines, ayaa maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho, sida uu sheegay afhayeenka Shirkaddaasi Ali Gen oo la hadlayey wakaaladda Wararka AFP. Continue reading

Horumarka waxsoosaarka Beeraha degmada Jannaale.

1Wax soosaarka dalka ayaa kor usii kordhaya, kadib Horumar aad u ballaaran oo laga dareemayo guud ahaan dhul beereedka wadanka Soomaaliya. Magaalada Jannaale oo kamid ah magaalooyinka ay sida aadka ah ugu badan yihiin dhul beereedka ayaa iminka waxaa dadyowga ku dhaqan ay horumarinayaan dhul beereedkooda. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

%d bloggers like this: