Boqor Burhaan Miyiga magaalada Qardho Qado Sharaf ugu sameeyey Martisharaftii kasoo qeyb gashay Caleema Saarka & Madaxweyne Gaas.

IMG_5109Boqorka Soomaaliyeed ee Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Shalay lagu caleema saarey Xarunta Boqortooyada ee Magaalada Qardho ayaa Maanta oo isniin ah 26.05.2014 wuxuu Boqorku Qado sharaf u sameeyey Isimadii iyo martidii kasoo qayb gashay caleema saarka, Qadadaaasoo lagu qabtey Miyiga Magaalada Qardho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Boqorka Soomaaliyeed ee Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Shalay lagu caleema saarey Xarunta Boqortooyada ee Magaalada Qardho ayaa Maanta oo isniin ah 26.05.2014 wuxuu Boqorku Qado sharaf u sameeyey Isimadii iyo martidii kasoo qayb gashay caleema saarka, Qadadaaasoo lagu qabtey Miyiga Magaalada Qardho.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isna qayb ka ahaa Qada Sharaftaasi.

 

%d bloggers like this: