Boqor Burhaan Miyiga magaalada Qardho Qado Sharaf ugu sameeyey Martisharaftii kasoo qeyb gashay Caleema Saarka & Madaxweyne Gaas.

IMG_5109Boqorka Soomaaliyeed ee Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Shalay lagu caleema saarey Xarunta Boqortooyada ee Magaalada Qardho ayaa Maanta oo isniin ah 26.05.2014 wuxuu Boqorku Qado sharaf u sameeyey Isimadii iyo martidii kasoo qayb gashay caleema saarka, Qadadaaasoo lagu qabtey Miyiga Magaalada Qardho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Waxgaradka Jufooyinka Beesha Abgaal oo si wada jir ah u Taageeray Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Abgaal 2Shir ballaaran oo uu shir-gudoominaayeen Imaamka Abgaal Imaam Maxamed Yuusuf Cali, Ugaasba Beeha Wacbuudhan Abgaal, ugaas Maxamuud Cali Ugaas Cabduulle iyo Suldhaanka beesha Waceysle Abgaal, ayna sidoo kale kala qeeyb galeen Ex Xildhibaanii Hore ee baarlamaka,Nabadono,, waxgarad, Culumaa’udiin, ,Aqoonyahano,Dhalinyaro iyo Haween ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Dhagarqabe ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo ay Xalay ciidmada Amaanka toogasho ku dileen.

3Ciidamada amaanka ayaa xalay howlgallo ay ka sameeyeen degmada Yaaqshid waxay ku dileen dhagar-qabe ka tirsan maleeshiyaadka shababa, ayagoo sidoo kale gacanta ku soo dhigay kuwo kale.  Continue reading

Madaxweynaha Puntland: waa in meel looga soo wada jeesto cadowga weeraray Baarlamanka Soomaaliya & D’Jabouti.

GaasMadaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qarax habeen hore ka dhacay maqaayad lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti. Continue reading

%d bloggers like this: