Daawo qaabkii ay ciidanka xooga dalka uga difaaceen cadowga soo weeraray Xarunta Golaha Shacabka.

3Qaabkii ay ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed uga difaaceen cadowgii Al-Shabaab ee soo weeraray Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Ugaaska Beelweynta Gaaljecel oo ka qeyb galay Caleema Saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor.

???????????????????????????????Ugaaska Beelweynta Gaaljecel Ugaas C/raxmaan Ugaas C/llaahi Ugaas Muxumad ayaa kamid ahaa Madax dhaqameedyada Soomaaliyeed ee ka qayb galay Caleema Saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Continue reading

Xafladda Caleema-saarka Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Saakay ka bilaabatay magaalada Qardho.

2014525635365894026321399IMG_3833 (2)Waxaa Saakay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar si toos ah uga bilaabatay xaflad si weyn loosoo agaasimey oo lagu caleema saarayo Boqor Burhaan Boqor Muuse oo isagu ah boqorka 34-aad ee beelaha Daarood. HOOS KA AKHRI TAARIIKHDA BOQOR BURHAAN & SAWIRO Continue reading

Qaraxyo Xalay ka dhacay dalka Jabuuti oo geystay waxyeello isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

jabuutiQaraxyo Xalay Ka Dhacay magaalada Jabuuti ayaa ku geeriyootay ilaa 3 qof, garaxyadaas oo ahaa ismiidaamin kana dhacay goob lagu caweeyo oo ku taala magaalada Jabuuti ee xaruunta jamhuuriyda jabuuti. Continue reading

Afhayeenka AMISOM oo Sheegay In Ciidamada Dowlada Iyo Kuwa AMISOM Ay Si Wadajir Ah Uga Hortagayaan Weerarada Argagixiso.

Afhayeenka_AMISOM_Col_XumadTaliska ciiidamada AMISOM ayaa sheegay in ciidamada amaanka dowlada iyo kuwa AMISOM ay si wada jir ah uga hortagayaan isku dayada Shabaab, asagoo xusay in ciidamadu meelo badan oo ka mid ah dalka ay kaga horistaageeen in Shabaab ay meel mariyaan hamigooda. Continue reading

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kulamo la leh Bulshada ku nool Degmada Dooloow.

Abaanduulaga ciidankaAbaan duulaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo wefdi saraakiil ah uu hogaaminayo oo gaaray degmada Dolow ee gobolka Gedo ayaa lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan waxgaradka iyo qeybaha bulshada, ayagoo kala hadlaya sidii la isaga kaashan lahaa sugida nabad geliyadda. Continue reading

WARBIXIN: Alpha Group waa ciidan Soomaliyeed oo loo tababaray sida Comaandoosta oo kale.

1Alpha Group, waa ciidan Soomaliyeed oo loo tababaray sida comaandooska oo kale,(special unit forces) waa cutub aad u tababaran oo loo diyaarshay in ay fuliyaan qorsho ciidan oo qatar ah, ayagoo adeegsanaaya, DIL/ ama Qabo gaswadayaasha nabadda Umadda Soomaliyeed. Cutubka ciidankaan waxaa loo tababaray habka casriga ah ee lagula dagaalamo argagixisadda, waa ciidan ka kooban dhalinyaro da’dooda ilaa 30, waxay leeyihiin guno u gaar ah, daawo iyo raashin wanaagsan. waxayna u dagaalamaan sidii Rangers-ta Mareykanka iyo ciidankii Iraq nabada gaarsiiyay oo kale. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

%d bloggers like this: