DAAWO WASIIRKA AMNIGA QARANKA MUDANE C/KARIIN XUSEEN GUULEED OO ISCASILAY. (VIDEO)

 

HALKAN KA DAAWO FALANQEYNTA OO DHAN

DAAWO MADAXWEYNE XASAN SHEIKH OO KAHADLAY WEERARKII MAANTA LAGU QAADAY GOLAHA SHACABKA.

GUDOONKA BAARLAMANKA SOOMAALIYA OO KAHADLAY WEERARKII KA DHACAY XARUNTA GOLAHA SHACABKA.

WAR DEG DEG AH WASIIRKA AMNIGA QARANKA MUDANE C/KARIIN XUSEEN GUULEED OO ISCASILAY…. GOORDHOW FILO VIDEO-GA

11WAR DEG DEG AH WASIIRKA AMNIGA QARANKA MUDANE C/KARIIN XUSEEN GUULEED OO ISCASILAY…. GOORDHOW FILO VIDEO-GA

DAAWO WEERARKII MAANTA LAGU GALAY XARUNTA GALAHA SHACABKA EE MAGAALADA MUQDISHO.

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ciidamada qalabka sida ku amaanay sida ay u fashiliyeen weerarkii maanta.

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Gudoonka Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha dalka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya uga mahadceliyay sida ay uga hortageen weerarkii ay dhagar qabayaasha Shabaabka ka tirsan ay ku doonayeen inay ku carqaladeeyaan fadhigi baarlamaanka. Continue reading

War-saxaafadeed: Ra’isal Wasaare C/weli oo Sheegay in ciidamada amaanka ay jawaab deg deg ah ka bixiyeen weerarkii Baarlamaanka.

Ra'iisalwasaare C7weli.jpg14Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa sheegay inuu weerarkii maanta lagu qaaday xarunta Baarlamaanka ahaa mid ay soo maleegeen kooxo dhagar qabayaal ah. Continue reading

War cad oo kasoo baxay weerarkii Al-Shabaab ay maanta ku qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamanka.

Al-Shabaab army.jpg2Weerar gaadma ah oo ay Al-shabaab ku qaadday xarunta golaha baarlamaanka maanta ayaa waxaa ku geeriyooday 10-ruux, kuwaas oo ay ku jireen xoogagii Al-shabaab ee weerarka qaaday, iyadoo ay dhaawacyo fara badan jiraan, qaarkoodna ay ahaayeen xildhibaanno. Continue reading

%d bloggers like this: