Madaxweynaha Soomaaliya & wafdi uu hogaaminayay oo caawa ka degay magaalada Johanesburg ee dalka South Africa.

4Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay yaa caawa ka degay magaalada Johannesburg ee dalka South Africa, halkaasoo ay garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyeen madax katirsan dowlada Koonfur Africa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Continue reading

Arday Soomaaliyeed oo hidaha iyo dhaqanka ku soo bandhigay xaflad lagu qabtay magaalada Ankara.

Ardayda-1Ayadoo loo dabaaldagayo 51 guuradii ka soo wareegtay goortii la aasaasay Midowga Afrika ayaa aradyda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Turkiga gaar ahaan magaalada Ankara waxaa ay xafladda Hidaha iyo Dhaqanka Afrika ku soo bandhigeen cayaaraha iyo hidaha Dhaqanka Soomaaliyeed, taa oo soo jiidatay indhaha dhammaan ka qeyb galayaashii barnaajika. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay markale Kormeer ku tagay qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho .

712Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay mar kale soo kormeeray qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo tagay hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, halkaaso uu kula kulmay mas’uuliyiin dowladda ka tirsan iyo dad shacab ah oo u badan qurbo-joog ka yimid dalka dibaddiisa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

UN Council seeks tighter Somali control of weapons

UN somaliaThe UN Security Council on Thursday urged Somalia to do a better job keeping track of its arsenal of weapons, which in the past have fallen into the hands of Islamic militants.
Continue reading

%d bloggers like this: