Daawo Xadgudubka iyo Dhibaatada Dowladda Kenya ku hayso Shacabka Soomaaliyeed.

ggMuwaadiniinta Soomaaliyeed ee siyaabaha kala duwan ugu noolaa dalka Kenya ayey soo foof saartay dhibaateyntii ugu darneyd mudooyinkaan ee uga timaada dhinaca dowladda Kenya, taas oo isugu jirta jirdil, xarig, boob iyo dhac hantidooda iyo musaafurin qasab ah intaba. Hoos ka daawo Video-yada.

Dadka Soomaaliyeed oo si joogta ah dhibaatada iyo dhaca hantidooda ka sokoow maalin kasta laga soo musaafurinayo dalka Kenya ayaa maalmahaan lagu soo daad gureynayey Magaalooyinka waaweyn ee dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo qaar ka mid ah Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ka sheekeynaya dhibaatadii ay kala kulmeen dalka Kenya, iyagoo u badan dad waayeel ah.

Halkaan ka daawo Warbixinno iyo Muuqaalo kale SomaliSwiss Muqdisho

%d bloggers like this: