Somali extremist threatens US Kenya with attacks.

US Ambassador Robert GodecMOGADISHU, Somalia — Making a rare threat against the United States, a senior member of Somalia’s Islamic insurgent group that has carried out terrorist attacks abroad said Thursday that holy war will come to America and that Islam’s flag will one day fly over Washington. Continue reading

Qaraxya kale oo caawa ka dhacay magaalada Mombasa.

mombasa-blastsWarar goordhow naga soo gaaraya magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in caawa fiidkii ay halkaasi ka dhaceen laba qarax oo lasheegay in ay ahaayeen nooca bambada gacanta laga tuuro ah. Continue reading

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey Hindise-sharciyadeedka Iibka Qaranka.

Golaha Wasiirada CusubGolaha wasiirada xukuumadda Soomaaaliya ayaa maanta ansixiyey hindise-sharciyadeedka iibka Qaranka iyo heshiis dhinaca xog ururinta ah oo ay dowladda Soomaliya la gashay shirkadda CGG ee wadanka Switzerland laga leeyahay. Continue reading

Gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo Maanta xilka la wareegay.

Maxkamada CiidamadaMunaasabad ay xilka kula wareegayeen guddoomiyaha cusub ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, Col. C/raxmaan Maxamuud Tuur-yare  iyo guddoomiyihii hore ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qaybgaleen munaasabadda mas’uuliyiin dowladda ka tirsan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading

Toddobaadka dhaqanka Jaamacadda SIMAD oo lasoo gunaanaday.

simad dhaqanWaxaa maanta Xarunta weyn ee jaamacadda SIMAD lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga toddobaadka dhaqanka ee Jaamacadda oo shan maalmood socday, iyadoo abaalmarinno la gudoonsiiyay dadkii ku guuleystay tar-tamadii dhaqanka iyo cilmiga ee ay ardaydu ku tartameen. Continue reading

Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka duwan yihiin ciidamada AMISOM ee dalka ku sugan.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.jpg3Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka duwan yihiin ciidamada AMISOM ee dalka ku sugan, isagoo xusay in ciidamadan ay joogayaan dalka muddo kooban. Continue reading

UN warns Somalia on verge of humanitarian crisis.

Pillip LazzariniSomalia could experience massive humanitarian crises against a backdrop of dwindling funds to support life-saving interventions, a senior UN relief official for Somalia said on Monday.
Continue reading

Daawo Xadgudubka iyo Dhibaatada Dowladda Kenya ku hayso Shacabka Soomaaliyeed.

ggMuwaadiniinta Soomaaliyeed ee siyaabaha kala duwan ugu noolaa dalka Kenya ayey soo foof saartay dhibaateyntii ugu darneyd mudooyinkaan ee uga timaada dhinaca dowladda Kenya, taas oo isugu jirta jirdil, xarig, boob iyo dhac hantidooda iyo musaafurin qasab ah intaba. Hoos ka daawo Video-yada. Continue reading

%d bloggers like this: