Xildhibaannada ka baaqday kulammada baarlamaanka oo ganaax la dul-dhigay

Guddoomiyaha Barlamaanka.jpg1Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta sheegay in xildhibaannadii ka baaqday kulammadii golaha baarlamaanka Soomaaliya ay ganaax dul-dhigeen, kaddib markii uu baaqday kulan maanta codka kalsoonida ay xildhibaannadu uGu qaadi lahaa xeerka bankiga horumarinta Soomaaliya.
Continue reading

Magaalada Garoowe oo lagu qabtay shir loogu hadlayey Barnaamijkii Hiigsiga Soomaaliya.

Shirka higsiga GerooweMagaalada Garoowe waxaa maanta lagu qabtay shir loogu hadlayey Barnaamijkii Higsiga Soomaaliya oo ay madaxda sare ee ka kala socoto Dowladda Federaalka, Maamulka Puntland iyo diblumaasiyiin ka socdey dalalka Soomaaliya daneeya iyo; xubno metelayey hay’ado iyo ururro caalami ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

War ku soo kordhay Duqeymihii Diyaaradaha Kenya ay ka geysteen duleedka Jilib

diyaarad dagaalWar dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qasaarihii ka dhashay duqeyn markale diyaaradaha Kenya ay ka geysteen degmada jilib ee gobolka Jubada dhexe gaar ahaan goobo ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab.
Continue reading

Hogaamiyihii Ururka Xisbul Islaam oo sheegay in dalku uu ku jiro gacan Gumeysi, lana qaybsaday…..

sh. Xasan daahirHogaamiyihii Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muddo 11-bilood ah u xiran dowladda Soomaaliya, ahaana ayaa tan iyo markii la xiray aan ka hadlin arrimaha Siyaasad Diimeedka ayaa sidoo kale jeediyay khudbaddiisii ugu horreysay oo uu kaga hadlay xalaadda dalka uu haatan ku sugan yahay, isagoo eedeyn u jeediyay Al-Shabaab.
Continue reading

Xaafad Casriya oo dhowaan laga dhisayo Degmada Dayniile.

cartavillageXaafad Casriya oo ka koobnaan doonta Guryo deegaan oo heer caalamiya u dhisan, Xarumo caafimaad, Dugsi Hoose-dhexe, Goobo laga Dukaameysto, Maqaayado, Garoon Ciyaareed, Beer nasiino, Barkad Dabaal, Hooso ama (Parking) iyo Derbi ku wareegsan xaafadda oo idil ayaa dhowaan laga hirgelin doonaa meel u dhow degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

%d bloggers like this: