Gudoomiyaha Baarlamaanka oo qaabilay gudiga xiriirka saaxiibtinimada ee Baarlamaannada Soomaaliya iyo Turkiga.

G. Barlamaanka Jawaari.jpg1Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda dowladda Turkiga gaar ahaan Guddiga Xiriirka Saaxiibtinimada Barlamaannada Turkiga iyo Soomaaliya. Continue reading

Diyaarad dagaal oo ay leedahay Dowladda Kenya oo maanta duqeysay deegaan ku dhow degmada Jilib

diyaarado dagaal.jpg1Diyaarado dagaal oo la rumeysan yahay inay leedahay dowladda Kenya ayaa maanta mar kale duqeeyay deegaan ku yaalla duleedka degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.
Continue reading

R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo ka qayb galay kulab lagu sagootinayey Ciyaartooy ka qeyb galayasa Tartanka Dhallinyarada Afrika.

Ra'iisalwasaaraha Sportiga.jpg1Ra’isal waaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa sagootiyay laba ciyaaryahan oo Soomaaliyeed oo ka qeyb galaya tartanka labaad ee ciyaaraha dhallinyarada Afrika oo lagu qabanayo dalka Botoswana. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Madaafiic khasaare nafeed geystay oo xalay ku dhacay degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

somalia_morterDegmada Boondheere ee G/Banaadir ayaa xalay ku dhacay Madaafiic khasaare nafeed geystay, waxaana ugu yaraan ku dhintay hal qof, afar kalena way ku dhaawacmeen madaafiicdaas, kuwaas oo aan la ogeyn cidda ka dambeysa. Continue reading

Xildhibaanno ka hadlay Is-casilaada Madaxweyne Xasan Sheekh, taageerana u muujiyay.

xildhibaano.jpg2Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay ujeedada ka danbeysa Iscasilaada Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna taageero u muujiyay Madaxweynaha oo ay dhawaan in ka badan 130-xildhibaan oo baarlamaanka ka tirsan ay u gudbiyeen qoraal ay kaga codsanayaan inuu is-casilo.
Continue reading

Shir lagu falanqeynayey Isgaarsiinta Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Somali_Telecom1Shir ballaaran oo looga hadlayo horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya oo uu ka qeyb galayo wasiirka Boostada iyo Isgaariisnta iyo wakiilo ka socda qeybaha isgaasiinta iyo maamullada dalka qaarkood ayaa maanta ka fumaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

%d bloggers like this: