Xaflad lagu taageerayay wax qabadka dowlada Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Den-Haag ee dalka Holand.

Screen-Shot-2014-05-19-at-3.38.54-PMXaflad si her sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageeraayey Waxqabadka dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Magaaladda Den Haag ee Wadanka Holland,iyadoona Xafladasi ay ka soo qeybgaleen Waxgarad Culumaa’udiin,Aqoonyahano ,Siyaasiyiin ,Haween,dhalinyaro oo dhamaantood si weyn u taageersan dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Ra’isal wasaare C/weli oo ka qeyb-galay soo bandhigida waxqabadka Turkiga ee Soomaaliya.

unnamed-17Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Hey’adaha Turkiga ay ka wadaan Soomaaliya, iyadoo munaasabadan ay ka dhacday Safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRA KALE Continue reading

WAR_MURTYEED: Dowladaha Somalia & Iran oo Heshiis Muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Muqdisho.

Somalia iyo IiraanDowladda Federalka Somalia ayaa soo dhaweysay qorshe ay dowladda Iiraan ku tababarayso shaqaalaha dowladda ee ku sugan caasimadda, kaddib kulan muhiim ah oo dhex-maray mas’uuliyiin labada dhinac ka kala tirsan. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xalay soo kormeeray qaar ka mid ah Saldhigyada Booliiska ee Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Kormeer.jpg5Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kormeeray ciidamada amaanka ee ka howlgala xaafadaha degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Kooxo hubeysan oo xalay ku toogtay taliyihii hore ee saldhigga booliiska degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe.

balcad1Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garanaynin ayaa xalay ku toogtay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa taliyihii hore ee saldhigga booliiska degmadaas iyo ruux ka ganacsan jiray hilibka.
Continue reading

Ciidamada dowlada & kuwa AMISOM iyo Xoogag ka tirsan Al-shabaab oo Iska-horimaad kudhex maray deegaanno ka tirsan Qoryooleey.

AMISOMIska-horimaad ayaa xalay deegaanno ku dhow degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose waxay ku dhax-mareen ciidamada AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab, iyadoo la sheegay in dagaalka uu dhaliyay khasaare.
Continue reading

%d bloggers like this: