Munaasabad Baroordiiq ah oo ay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ingiriiska u sameeyeen Marxuumad Nafiso Cismaan Aadan.

IMG_5098Munaasabadan oo ay soo abaabuleed Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadan Ingiriiska ayaa waxaa lagu qabtay magaalada London. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN IYO VIDEO

Continue reading

Ciidamada Uganda ee Ilaalada Qaramada Midoobay oo howshoodii loo igmaday ka billaabay magaalada Muqdisho.

Ciidamada UNErgeyga Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa guddoomiyay kulankii ay sida rasmiga ah howshooda ugu billaabayeen ciidamada Ilaalada Qaramada Midoobay ee Muqdisho, kuwaasoo ka socda dalka Uganda.
Continue reading

Taliyaha ciidamada xooga dalka oo sheegay in ay ku guda jiraan qaadista isbaarooyinka yaalay gobollada dalka qaarkood.

Taliyaha-ciidanka-xooggaJen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa sheegay inay ku gudo-jiraan qaadista isbaarooyin uu sheegay inay yaallaan gobollada dalka qaarkood, isagoo intaa ku daray in isbaarooyinkii ugu badnaa ay ka qaadeen gobolka Shabeellada Hoose.
Continue reading

%d bloggers like this: