Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Baarlamanka oo Addis Ababa Siminaar ugu soo xiray Xildhibaannada Haweenka ah Qaarkood.

IMG_6526Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xeray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia Xildhibaannada Haweenka ah ee Baarlamaanka ku jira qaarkood siminaar u socday mudo Lix Cisho ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha oo galabta u damaashaad tagey Xeebta Liido, kana qeyb galay ciyaar ka socotay Garoonka Koonis.

IMG_2312Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane C/weli Sheikh Maxamed ayaa galabta u damaashaad  tagay Liido, waxaa uuna la kulmay dhalinyaro fara badan oo u tagtay xeebta Liido in ay ku ciyaaraan, kuna dabaashaan, waxaa kaloo uu ka qayb galay ciyaaro lagu soo gabagabeeyay garoonka Ciyaaraha Koonis ee degmada C/casiis. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay Khudbad ka jeediyey Munaasabad lagu xusayey 15-ka May.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg12Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud caawa Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA IYO VIDEO-YADA Continue reading

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Xeerka iyo shuruucda Isgaarsiinta gudaha dalka Soomaaliya.

Golaha Wasiirada CusubGolaha wasiirada oo xalay kulmay ayaa ansixiyay xeerka isgaarsiinta dalka kadib ay xalay ku yeesheen Muqdisho, kaasoo uu shir gudoominayay Ra’isal wasaare C/weli Sh. Axmed.
Continue reading

Xukuumadda Kenya oo ka Jawaab deg deg ah ka bixisay Digniin ay soo saareen dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska .

Uhuru Kenyatta.jpg4Xukuumadda Kenya ayaa jawaab deg-deg ah ka bixisay digniin ay soo saareen dalalka Mareykanka iyo ay Ingiriiska, taaaso ahayd in falal argagaxiso ay ka dhici karaan dalka Kenya, gaar ahaan magaalada Mombasa.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: