R/wasaaraha Federaalka Soomaaliya ayaa Ka maanta ka qayb-galay Munaasabad Lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada ee 15-ka May oo lagu qabtay garoonka kubada cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO VIDEOS
Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay R/wasaare Dr. C/weli Sh. Axmed iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlada, waxaana sidoo kale ka qeybgalay ururada dhalinyarada, fanaaniin iyo dadweyne kala duwan.
Sidoo kale R/wasaare C/weli oo halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday ahmiyada ay maalintani u leedahay bulshada Soomaaliyeed iyo doorka dhalinyarada kaga aadan horumarka dalka, isagoo tilmaamay in dhalinyaradu tahay laf dhabarka bulshada.
Sidoo kale R/wasaraha ayaa ku booriyay dhalinyarada xilligan iney ku daydaan dhalinyaradii SYL oo ummadda Soomaaliyeed uga tegay taariikh ma hadha ah, wuxuuna hoosta ka xariiqay in xukuumadiisu ay mudnaanta siineyso horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed maadaama ay yihiin xubinta ugu firfircoon bulshada.
Dhanka kale R/wasaare C/weli Sh. Axmed ayaa ka hadlay halgankii dheeraa ee loo soo galay madaxbanaanida dalkeena iyo doorki ay dhalinyardu ku lahaayeen halgankaasi.
Sida lagu soo warramay Munaasabadan ayaa waxay aheyd mid si weyn lo soo agaasimay, waxaana lagu soo bandhigay ciyaaro hidaha iyo dhaqanka ah iyo halkudhigyo ka tarjumaya qiimaha dhalinyarada, waxaana munaasabadaasi soo gebagebeeyay R/wasaaraha dalka Dr. C/weli Sh. Axmed.
HALKAN KA DAAWO VIDEO TAARIIKHDA SYL
HALKAN KA DAAWO VIDEO TAARIIKHDA DALKA SOOMAALIYA
DAAWO TAARIIKHDA SOOMAALIYA
SOMALI HISTORY PART ONE
SOMALI HISTORY PART TWO
SOMALI HISTORY PART THREE
TAARIIKHDA WALAALAHA JABUUTI
XUSKA 26-KA JUUN & 1-DA JUUNYO Xornimadii Soomaaliya.
HALKAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISH GAAR AH OO AAN KA DIYAARINAY Waxqabadkii Kacaanka: 21-kii Sano ee Mileteriga iyo 21-Kii sano ee Maleeshiyaadkii Magacyo badan.
HALKAAN KA DAAWO BARNAAMISHYO WAXQABADKII KACAANKA IYO KHUDBADIHII SIYAAD BARRE IYO GOLAYAASHII XISBIGII HANTIWADAAGA KACAANKA OCTOOBER
HALKAAN KA DAAWO BARNAAMISHYO KALA DUWAN OO KU SAABSAN TAARIIKHDA DALKA SOOMAALIYA
KHUDBAD UU JEEDIYAY SIYAAD BARRE 7-DII MAY 1970
HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO BARNAAMISH GAAR AH: 21-ka OCTOOBER
Fadlan, ogsoonoow, heesaha Qaarkood waxaa laga yaabaa inaad u baahato haddii aadan heysan barnaamish-ka Flash player si aad ugu dhegeysato halkaan, haddii kale kuuma soo baxayaan.
- TAARIIKHDA SOMALIYA 1800 to 1991 (Film (Somali-English)
- MAGACYADA IYO TAARIIKHDA DHALLINYARADII SYL
- TAARIIKHDII XORNIMO DOONKA IYO SYL.( Video English)
- TAARIIKHDII MADAXWEYNE ADEN CABDULLE CISMAN.
- MADAXWEYNE MAXAMAD SIYAAD BARRE (Maqal-Muuqaal).
- WAXQABADKII KACAANKA IYO XISBIGII HANTIWADAAGA KACANKA -GOLAYAASHIISII IYO AWOODAHA AY LAHAYEEN (Maqal, Muuqaal iyo Qoraallo)
- DAAWO BARNAAMISH KA HADLAYA TAARIIKHDA SOOMAALIYA OO AAN IDIIN DIYAARINNAY.(Video Somali)
- TAARIIKHDA URURADA DIINTA SOOMAALIYA IYO KOBOCOODII (Billoow ilaa dhamaad).
HALKAN KA DAAWO TAARIIKHDA DALKAAGA
SOMALI HISTORY PART ONE
SOMALI HISTORY PART TWO
SOMALI HISTORY PART THREE
HALKAAN KA DAAWO BARNAAMISHYO WAXQABADKII KACAANKA IYO KHUDBADIHII SIYAAD BARRE IYO GOLAYAASHII XISBIGII HANTIWADAAGA KACAANKA OCTOOBER.
Qeybta 1aad
Qeybta 2aad
Qeyba 3aad
Other Somali History files (Barnaamisho kala duwan oo kale kana hadlaya taariikhda Soomaaliya
Waxaa soo diyaariyay:
Mohamed Saadaq iyo
Yusuf Garabey
HALKAAN KA DHEGAYSO BARNAAMISH GAAR AH OO AAN KA DIYAARINAY Waxqabadkii Kacaanka: 21-kii Sano ee Mileteriga iyo 21-Kii sano ee Maleeshiyaadkii Magacyo badan.
HALKAAN KA DAAWO BARNAAMISHYO WAXQABADKII KACAANKA IYO KHUDBADIHII SIYAAD BARRE IYO GOLAYAASHII XISBIGII HANTIWADAAGA KACAANKA OCTOOBER
HALKAAN KA DAAWO BARNAAMISHYO KALA DUWAN OO KU SAABSAN TAARIIKHDA DALKA SOOMAALIYA
KHUDBAD UU JEEDIYAY SIYAAD BARRE 7-DII MAY 1970
HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO BARNAAMISH GAAR AH: 21-ka OCTOOBER
Fadlan, ogsoonoow, heesaha Qaarkood waxaa laga yaabaa inaad u baahato haddii aadan heysan barnaamish-ka Flash player si aad ugu dhegeysato halkaan, haddii kale kuuma soo baxayaan.
Waxaa soo diyaariyey:
Yusuf Garabey
Mohamed Saadaq iyo
Safiyo Abukar Karaani
——————————————————————————————————–
Copyright © SomaliSwiss 2014 – 2016, SomaliSwisstv.com iyo SomaliSwiss.info. Xuquuqda Sawirada bogaan ku jira iyo qoraalkuba waxay u gaar yihiin SomaliSwiss Media. Fadlan haddii ay jiraan wax qalad ah oo aad ku aragto bogaan maaha ulajeedo ee naga sax oo nala soo xiriir, haddii kale Wixii Talo, Tusaale, Dhaliil iyo Ammaan ah, intaba si farxad leh ayaan u soo dhaweynaynaa ee noogu reeb commenti-gaaga halkaan hoose, ama noogu soo dir E-mail-ka halkaan Hoose ku qoran. Mahadsanidiin.
//
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.