Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shalay gellinkii dambe kula kulmay Odayaasha Dhaqanka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqidsho .

Madaxweyne Xasan iyo odayaasha dhaqanka.jpg1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gellinkii dambe ee shalay kulan kula qaatay xarunta madaxtooyadda qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay xildhibaannada golaha baarlamaanka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading

R/wasaaraha Federaalka Soomaaliya oo Ka maanta ka qayb-galay Munaasabad Lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada

R.a'iisal wasaareR/wasaaraha Federaalka Soomaaliya ayaa Ka maanta ka qayb-galay Munaasabad Lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada ee 15-ka May oo lagu qabtay garoonka kubada cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO VIDEOS

Continue reading

15-ka MAY Waa Maalin lagu Xusuusto Taariikhda Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO TAARIIKHDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay dagaallada ka socda degmada Balad-xaawo .

Wasiirka Gaashaandhigga.jpg2Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka hadlayay dagaallada ka socda degmada Balad-xaawo ee u dhexeeya dhinacyada u dagaalamaya gacan ku haynta degmadaas ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay bixi doonaan haddii aan la joojin dagaalkaas.
Continue reading

Daawo Sawirada Xaflada taageerada D.F. Soomaaliya.

IMG_5029

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Continue reading

Xaflada taageerada DFSomalia si toos ah u Daawo.

IMG_5014

%d bloggers like this: