Hay’adda Amnesty International oo sheegtay in qaar ka mid ah wadamada Afrika ay weli ka jiraan jir-dil baahsan.

Amnesty InternationalHay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International oo fadhigeedu yahay dalka Britain ayaa sheegtay in weli qaar ka mid ah dalalka Afrika uu ka jiro jir-dilka loo geysto dadka dambiyada lagu qabto, kaasoo ay ciidanku u adeegsadaan inay dadka hadal kaga dhaliyaan.
Continue reading

Askari Kenyan ah oo Hooyo Soomaaliyeed ka tuuray dhisme shan dabaq ah

islii3War naga soo gaaray magaalada Nairobi ayaa sheegayaa in Askari ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Kenya uu haweeney Soomaaliyeed kasoo tuuray dhisme shan dabaq ah oo ku yaalla xaafadda Islii ee magaalada Nairobi oo ay howlgallo ka socdeen tan iyo horraantii bishii hore.
Continue reading

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Waddanka China oo ka warbixiyay Gabadhii Soomaaliyeed oo dhawaan ku Geeriyootay dalkaas.

china beijing.jpg1Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka China ayaa faahfaahin ka bixisay dadaal ay ugu jiraan sidii loo dhoofin lahaa meydka gabar Soomaaliyeed oo dhawaan ku geeriyootay dalka China.
Continue reading

%d bloggers like this: