Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Dalka Islamarkaasna Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Baydhabo.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg6Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ku soo laabtay dalka, kadib howlo shaqo oo uu u tagay dalka Ugandha, wuxuuna tacsi u diray ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii bahalnimada ahaa ee lagu weeraray maanta dad shacab ah oo aan waxba galsan.
Continue reading

Gudoomiyaha G/Banaadir oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Yurub.

Muungaab.jpg3Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho General xasan Maxamed Xusen Muugaab Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub gaar ahaan Qeybta Tababarka Siiya Ciidamada Soomalida.
Continue reading

Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo

qarax1Qarax ismiidaamin ah oo gelinkii dambe maanta ka dhacay magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 13-qof oo uu ku jiro ruuxii fuliyay qaraxa, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 25-qof oo rayid iyo askar isugu jiray.
Continue reading

Madaxaweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si diiran lagu soo dhaweeyey Dalka Uganda.

Madaxweynayaasha Soomaaliya & UgandaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa caawa lagu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda, halkaasi oo ay kulamo kula qaadan doonaan Masā€™uuliyiinta dalkaasi. Continue reading

War ka soo baxay Dowladda Shiinaha oo Sheegay inay gubi doonto Maydka Gabar Somali ah

china beijingWar ka soo baxay Dowladda Shiinaha oo Sheegay inay gubi doonto Maydka Gabar Somali ah oo bishan gudaheed ku geeriyootay dalka Shiinaha ayay xukuumadda dalkaas amar ku bixisay in shan casho gudahood looga saaro dalkooda haddii kale ay gubi doonaan.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: