Guddoomiyaha oday-dhaqmeedyada Koonfurta Soomaaliya, Maxamed Xasan Xaad ayaa ka warbixiyay maanta socdaal ay Somaliland ku joogaan ayaa sheegay inaysan Somaliland u tegin arrimo siyaasadeed, balse ay u tageen sidii ay walaalahooda Somaliland ugu mahadceliyaan horumarka ay ka gaareen nabadda iyo maamul-wanaagga.Continue reading →
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Mudane Khaalid Cumar Cali oo shir jar’aaid ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kadib markii uu ka soo laabtay socdaal shaqo oo u dibadda ku tegay ayaa ugu horeyn sheegay in magaalada Colombo ee dalka Sri Lanka uu kaga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Dhalinyarada Adduunka oo ay ka qeyb galeen 59 dowladood, isagoo xusay in shirkaasi ay ka soo baxeen go’aanno wax ku ool ah. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka dhalinyarada Soomaaliya oo dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu ka soo qayb galay shirar looga hadlayey arrimaha dhalinyarada.
Dibadbaxa oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa ka qeybqaadanaya dadweyne aad u farabadan oo ka kala degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo ku sii qulqulaya garoonka kubada cagta ee Banaadir. HOOS KA DAAWO SAWIRADAContinue reading →
You must be logged in to post a comment.