Posted on May 10, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-guddoomiyey Shirkii ugu horreeyey ee fulinta ee heerka sare ee Madashada Saaxiibada (the first High Level Partnership Forum (HLPF) executive meeting, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta Shir guddoominayey shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.
Posted on May 10, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweyanaha dowladda Federaalka Soomalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in deeqihii lacageed ee beesha calaamku ay ugu yaboohday Somalia aysan weli soo gaarin, balse ay filayaan in dhawaan la billaabo maareynta lacataas, kaddib markii iyaga iyo beesha caalamka ay iskua af-garteen habka lacagahaas loo bixinayo.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia oo Sheegay in lacagihii Calaamku ugu yaboohay Soomaaliya aysan weli soo gaarin.
Posted on May 10, 2014 by SomaliSwiss
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Gargaarka Bini’aadmnimada Soomaaliya Philippe Lazzarini, ayaa shir-jaraa’id oo shalay uu magaalada Geneva ku qabtay arrintan ka sheegay, wuxuuna ka digay cunto yari iyo macaluul ay suurogal tahay in dalka Soomaaliya ka dillaacdo bilaha soo socda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ergeyga Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Gargaarka Bini’aadmnimada Soomaaliya oo ka digay macaluul ka dillaacda dalka Soomaaliya
Posted on May 10, 2014 by SomaliSwiss
XAFLAD AY SOO QABANQAABIYEEN JAALIYADA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN WADANKA INGIRIISKA, ISLA MARKAANA LAGU SOO DHOWEYNAYAY WASIIRKA AMNIGA QARANKA SOOMAALIYEED MUDANE C/KARIIN XUSEEN GUULEED IYO WAFDI UU HOGAMINAYAY OO AY KAMID AHAAYEEN TALIYAHA Â HEY’ADA NABAD SUGIDA DOWLADA FEDERAALKA JANARAAL BASHIIR MAXAMED JAAMAC (BASHIIR GOOBE) IYO MADAX KALOO BADAN AYAA XALAY LAGU QABTAY MAGAALADA LONDON. HOOS KA DAAW SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xaflad ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee Ingiriiska oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada London.
You must be logged in to post a comment.