Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ka qeyb galay xuska maalinta Midowga Yurub,islamarkaasna la kulmay Nickolas Kay.

Madaxweyne xasan-sheekh.jpg5Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay xuska maalinta Yurub oo ku asteysan 9-ka May, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho, iyadoo sidoo kale ay xafladaasi ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ku sugan iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda.
Continue reading

%d bloggers like this: