Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay baaqii ay u soo jeediyeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka.

MadaxweynahaMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si taxaddar leh uga jawaabay maanta baaqii xildhibaannada baarlamaanku ay ugu soo jeediyeen inuu is-casilo, isagoo sheegay inuu soo dhaweynayo firkir walba oo loo soo jeediyo.
Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wafdigii uu hogaaminayey oo dib ugu soo laabtay Dalka.

Madaxweynaha oo soo laabtay.jpg1Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayey oo safar shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Dalka, waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida, xubno ka socday Maamulka Gobolka Benaadir iyo dadweyne aad u fara badan oo sitay caleemo qoyan iyo boorar uu ku sawirnaa Madaxweynaha. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta Ansixiyay Miisaaniyadda Sannadka 2014.

Barlamaanka Soomaaliya.JPG1Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku meel-mariyay kulan ay maanta ku yeesheen xaruntooda Muqdisho miisaaniyad-sannadkeedka 2014-ka ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya. Continue reading

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay beegsiga iyo Raafka ay Kenya ku hayso Soomaalida.

xaflad-laguqabtay-jabuutiMadaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga iyo musaafurinta ay dowladda Kenya ku hayso Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Continue reading

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta booqday degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ra'iisal-waasaraha Cusub.jpg6Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta booqasho ku tegay degmada Marko ee gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Wafdi hordhac u ahaa safarka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo uu horkacayay wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Marko, inkastoo uu isku dhac dhexmaray ciidamadii ilaalada u ahayd iyo kooxo hubeysan. Continue reading

%d bloggers like this: