Madaxweynaha Djibouti oo booqasho rasmi ah ku joogo Washington ayaa sheegay inuu madaxweyne Obama kala hadlay qalabaynta ciidammada dowladda Soomaaliya. Geelle ayaa sheegay in ciidammada AMISOM aanay sii joogayn haddii la tayeeyo kuwa dowladda. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA
Madaxweynaha Djibouti oo booqasho rasmi ah ku joogo Washington ayaa sheegay inuu madaxweyne Obama kala hadlay qalabaynta ciidammada dowladda Soomaaliya. Geelle ayaa sheegay in ciidammada AMISOM aanay sii joogayn haddii la tayeeyo kuwa dowladda.
Geelle ayaa sheegay in ciidammada AMISOM aanay sii joogayn haddii la tayeeyo kuwa dowladda.
Weriyaha BBC-da ee Maraykanka, Maxamad Xaaji Xuseen Shiine, ayaa wareystay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, oo ugu horreyn weydiiyay waxay ka wada hadleen Obama.
Source: BBC Somali
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.