Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Djibouti oo booqasho rasmi ah ku joogo Washington ayaa sheegay inuu madaxweyne Obama kala hadlay qalabaynta ciidammada dowladda Soomaaliya. Geelle ayaa sheegay in ciidammada AMISOM aanay sii joogayn haddii la tayeeyo kuwa dowladda. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ismaaciil Cumar Geelle: AMISOM ma joogayso haddii la tayeeyo ciidammada Soomaaliya.
Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Guddoomiyaha gobolka Banaadir isla markaana ah duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa maanta kula kulmay Muqdisho ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire Nicholas Kay, iyadoo kulankoodu uu ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee degmada Heliwaa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay.
Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Xildhibaanada Barlamanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa guda galay u codeynta misaaniyad sanadeedka sanadka 2014ka kaasoo ay horay baarlamaanka u hor geysay Wasaaradda Maaliyadda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka dooday go’aan ka gaarista Miisaaniyadda Sanadka 2014-ka.
Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta ka qayb galay xafalad lagu daah furayey Barnaamijka Caafimaadka Asaasiga ah oo ay soo diyaarisay wasaarada Caafimaadka. HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaare Cabdiwali Sheekh oo maanta ka qayb galay xafalad lagu daah furayey Barnaamijka Caafimaadka Asaasiga ah ee dalka.
Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Wasiirka amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee Wadanka Ingiriiska, halkaasi oo lagu wado in uu kulan kula qaato Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Britain. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Amniga Qaranka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Caasimadda dalka Britain ee London.
Posted on May 6, 2014 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhiggiisa dalka Mareykanka Brack Obama kala hadlay arrimo ay ku jirto xaaladda waddanka Soomaaliya intii lagu jiray kulan ay labada madaxweyne ku yeesheen magaalada Washington ee xarunta dalka Mareykanka.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyneyaasha Mareykanka iyo Jabuuti oo ka wada hadalay Xaaladda Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.