Posted on May 5, 2014 by SomaliSwiss
Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hogaaminayso Judy Cheng-Hopkins oo soo gaaray Muqdisho, iyadoo uu kulanka goobjoog ka ahaa ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo maanta kulan la qaatay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hogaaminayso Judy Cheng-Hopkins.
Posted on May 5, 2014 by SomaliSwiss
Kaliyaha u qaabilsan xoghayaha guud ee QM u qaabilsan taageeridda dhismaha babadda, Judy Cheng-Hopkins ayaa oo ay uga billaabatay Muqdisho booqasho shan maalmood ah ayaa ka dhawaajisay inay ka billaabayaan Soomaaliya maal-gelinta shacabka Soomaaliyeed.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kaliyaha u qaabilsan xoghayaha guud Qaramada Midoobay oo sheegtay inay Maal-gelinayso dadka Soomaaliyeed
Posted on May 5, 2014 by SomaliSwiss
Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga Cabdikarin Xusein Guuleed, Wasiiru dowlaha Amniga Da’ud Cabdikarin Sh. Cumar iyo Wasiiro ku xigeeno ayaacaawa booqday xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si ay uga qayb galaan kulan lagu soo bandhigayey wax qabadka ciidanka oo ay soo qaban qaabiyeen hogaamada booliska iyo khabiiro diyaarinaya sidii dib u dhis balaaran loogu samayn lahaa ciidanka booliska. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay ka Qayb-galay kulan lagu soo bandhigayay wax qabadka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Posted on May 5, 2014 by SomaliSwiss
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo iska soo hor-jeeda oo kala taabacsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ah ee Jubba ayaa barqadii maanta ka qarxay gudaha degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo kala taabacsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba oo ka Qarxay Degmada Baladxaawo.
Posted on May 5, 2014 by SomaliSwiss
Tartan iyo imtixaanno muddo lix bilood ka badan socday Kadib, ayaa weriyaha ruug cadaaga ee BBC Cabdiraxmaan Maxamed Aadan (Koronto), wuxuu ku guuleystay in loo Magacaabo inuu noqdo Tifaftiraha Barnaamijyada kala duwan ee ka baxa Laanta Af-Soomaaliga ee BBC. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Cabdiraxmaan Maxamed Koronto oo ku guuleystay inuu noqdo Tifaftiraha Barnaamijyada kala duwan ee ka baxa ee BBC Laanta Af-Soomaaliga.
You must be logged in to post a comment.