Kulankii Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud iyo John Karry ee dalka Ethiopia oo laga soo saaray War-murtiyadeed.

Madaxweynaha iyo Kery.jpg2War-murtiyadeed oo qoraal ah ayaa laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka, warkaas oo lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka John Kerry.
Continue reading

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir (Tarsan) oo ka codsaday Madaxda Booliiska in ay si dhab ah u baaraan dilkii C/kaafi Hilowle.

Tarsan.jpg2Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’uud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka Codsaday booliiska gobolka Banaadir inay faahfaahin dhab ah ka keenaan sidii uu u dhacay dilkii xoghayihii hore ee gobolka Banaadir oo shalay lagu dilay meel ku dhow isgoyska KM-4 ee Muqdsiho. Continue reading

%d bloggers like this: