Bomb planted in gov’t vehicle kills 5 in Somalia.

4MOGADISHU, Somalia – Five people died and six others were wounded when a bomb exploded in Mogadishu, Somalia’s capital, an official said Saturday. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Hailemariam Desalegn, isla markaana usii Dhoofay Imaaraadka.

Madaxweyne xasan iyo kan EthiopiaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta galinkii hore kula kulmay magaalada Addis Ababa ray’sul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, iyagoo wada yeeshay kulan saacado kooban qaatay oo saxaafaddu ay dibad-joog ka ahayd. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Qaraxyo waaweyn oo caawa gilgilay magaala madaxda labaad ee dalka Kenya ee Mombasa.

001Illaa laba qarax oo waaweyn ayaa waxaa ay caawa ka dheceen magaalo madaxda labaad ee dalka Kenya ee Mombasa, Qaraxyadaas oo dhaliyay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo ugu yaraan lsheegay in ay ku dhinteen 3 qof. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KAE Continue reading

Qaabkii uu u dhacay weerarkii lagu “Khaarijiyay” Xoghayihii hore ee gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ee maanta ka dhacay agagaarka isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

5Qarax lala eegtay gaari uu lahaa Xoghayihii hore ee gobolka Banaadir, Cabdikaafi Hilowle Cismaan ayaa maanta ka dhacay gaarka KM4, halkaasi oo ay sidoo kale ay ku dhinteen tiro kale. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE Continue reading

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya oo Maanta magaalada Addis Ababa kula kulmayo xog-hayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kerry.

IMG_0256Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay soo gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya waxaana lagu wadaa in uu la kulmo xog-hayaha arimaha dibadda Maraykanka John Kerry oo booqosho ku maraya dalalka Afrika qaarkood. HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE
Continue reading

Qorshaha Wadamada Dereska la ah Soomaaliya (Kenya & Ethiopia) iyo Qaran Jabka Soomaaliya.

maqaal qalimaanWiil yar ayaa la diley aabbihii, wiilkii yaraa wuxuu koro oo kobcaba, wuxuu gaadhay gu’ gaashaanqaad. Maalintii dambe ayaa la tusay oo waxaa la yidhi waa kaa ninkii aabbahaa diley. Waxaa laga filayey laba arrimood midkood; inuu ninkii dilo oo ka aargoosto waa caado rag. Inuu la xaaltamo oo xaqii aabbihiis ka qaato, hase yeeshee labadii midna ma yeelin. Continue reading

Ra’isuwlasaare C/weli Sheekh Axmed oo maanta horgeynaya Baarlamaanka barnaamijka Xukuumadda.

Ra'iisal-waasaraha.jpg2Ra’isul wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa saakay horgeynaya Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya barnaamijka Xukuumaddiisa oo faah faahsan.
Continue reading

Danjire Nicholas Kay oo amaan u jeediyay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee naftooda ku waayay iyagoo gudanaya waajibaadkooda.

Nicholas Kay.jpg1Maanta oo ay ku beegan tahay maalin calaamka oo dhan looga dabaal-dago maalinta xoriyadda saxaafadda ayaa ergeyga Qaramada Midoobay, danjire Nicholas Kay wuxuu ammaan u jeediyay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee naftooda ku waayay iyagoo waajibaadkooda gudanaya. Wuxuu ku baaqay in la wada ilaaliyo lana dhowro xoriyadda saxaafadda, isagoo ammaanay warbaahinta Soomaaliya oo sii kobcaysa.
Continue reading

Mudane C/llaahi Axmed Coonka oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday isku dil lagu qaarijin lahaa.

qarax2.jpg4Xildhibaan C/llaahi Axmed Coonka oo ka mid ah xubanaha Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu qaarijin lahaa kaddib markii miino loogu xiray gaarigiisa.
Continue reading

%d bloggers like this: