Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir oo Xalay lagu Duqeeyay Madaafiic, kuna waxyeeloobeen dad shacab ah.

hoobiye1Xalay ayaa waxaa Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu Duqeeyay Madaafiic culus oo ay ku waxyeeloobeen dad shacab ah, duqeyntan ayaa la sheegay inay ku dhinteen afar qof oo shacab ah, kuna dhaawacmeen ilaa10-qof. Continue reading

Ciidamada Booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo xalay howlgallo ka sameeyay magaalada Muqdisho

HowlgalWaxaa xalay laga sameeyey howlagallo lagu sugaya amaanka magaalda Muqdisho, howgalladaas oo ay hor kacayeen saraakiisha ammaanka. Sida la sheegay howlgalkan ayaa waxaa si wadajir ah u fulinayeen Booliiska dowladda iyo kan AMISOM islamarkaana ay horkacayeen saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed, waxaana howlgalladan laga sameeyay isgoysyada magaalada Muqdisho.
Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: